Thursday, December 14th, 2017

Maxaad kala socotaa ilaa hada kooxaha usoo gudbay wareega 16 ka ee Champion League

Published on December 7, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(07-12-2017) Waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay kulamadii heerka Groupyada Champions Leaque waxaana hadda dhamaystirtay 16ka kooxood ee wareega xiga ee UEFA Champions Leauqe ku tartami doona iyada oo kooxaha Liverpool, Sevilla, Shaktar iyo FC Porto noqdeen kooxihii ugu danbeeyay ee wareegan kula soo biiray kooxihii hore ugu soo baxay.

Manchester City ayay soo gaadhay guuldaradii ugu horaysay ee xili ciyaareedkan ee tartamada oo dhan kadib markii ay kooxda Shakhtar 2-1 guul kaga gaadhay kooxda uu Guardiola isbadal ku sameeyay ee uu ka doortay ka fikirista kulanka Manchester Derby.

Kooxda Napoli ayaa murugo wayn la kulantay kadib markii ay guuldaro 2-1 ahi ka soo gaadhay kooxda xiliga horeba hadhay ee Feyenoord si ay Shakhar fursad wayn u siiso laakiin kulamadii goolasha badan laga dhaliyay ayay ka mid tahay kooxda FC Porto oo 5-2 ku gumaaday kooxda AS Monaco oo iyaduna tartankan ka hadhay.PSG xagaagii dhawaa ayay Neymar kusoo iibsadeen 200-milyan oo pound wuxuuna madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez ku adkeesanayaa sidii xidigaan uu xagaaga dambe gacanta ugu soo dhigi lahaa.

Bale 60-kulan ee ugu dambeesay Real Madrid cayaartay 40-ka mid ah ayuu seegay balse xidigaan saxiixiisa waxaa xiiso u qabto PSG oo ku kalsoon inay qaab cayaareedkiisa ka faa’iideesan karto sidoo kalena uu booska Neymar buuxin karo.

Liverpool ayaa raaxeysatay oo markale ku adkaatay 7 gool halka Real Madrid ay guul ka gaartay Dortmund.

Tottenhan oo kolhoreba xaqiiqsatay booska koowaad ayaa xalay misane ku adkaatay 3-gool.

Haddaba EEG kooxaha u soo gudbay wareega 16-ka:

DQZQOT6XcAUrIQo

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Ronaldinho Oo Ku biiraya Siyaasadda, Kana Qayb-gelaya Doorashada Dalka Brazil

(14-12-2017) Cayaaryahankii hore ee xulka qaranka Brazil iyo Barcelona ee Ronaldinho ayaa la sheegay inuu ka baxayo xirfadda ...

Magacyada iyo Sawirada 11 kii Cayaaryahan ee ugu fiicnaa Todobaadkii 17 aad ee Horyaalka Premier League

(14-12-2017) Horyaalka dalka England ayaa lacaayaray Todobaadkii 17 aad Talaadadii iyo Arbacadii lasoo dhaafay waxaana lasoo saaray Magacyada ...

Cayaar dhiig ku daatay oo ka dhacday mid ka mid ah dalalka yurub+Sawiro

(14-12-2017) Cayaarta Kubada Cagta oo ka mid ah Cayaaraha loogu jecelyahay caalamka oo dhan ayaa mararka qaar waxaa ...

Cayaaryahan Bartilmaameed u ah Manchester United oo sheegay in xiligii ugu danbeeyey uu u dheelayo kooxdiisa

(14-12-2017) Mid ka mid ah Cayaartoyda bartilmaameedka koowaad u ah Manchester United ayaa shaaca ka qaaday in uu ...

‘Mararka qaarkood xiddiguhu ma Sameeyaan koox wanaagsan’ – Rakitic oo Farriin U Diray Neymar

(14-12-2017) Barcelona waxay wali buuxin kari la’dahay booskii uu banneeyey Neymar oo xagaagii lacag badan ugu wareegay PSG, ...

Cristiano Ronaldo oo ka Xanaaqay Taageerayaal ku heesayey magaca Messi kulankii Club World Cup

(14-12-2017) Xiddiga kooxda kubada Cagta Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa xanaaq ka muujiyey hadalo ay ku hadaaqayeen Taageerayaal ...

Taageerayaasha AC Milan oo Xalay ka oysiiyey Gianluigi Donnarumma iyo Bonucci oo Aamisiyey+Sawiro

(14-12-2017) Taageerayaasha kooxda kubada Cagta AC Milan ayaa Xalay soo qaatay boorar ay wax kaga sheegayaan Goolhayaha da.da ...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo baajiyey kulankii Maanta dhex mari lahaa Jubaland iyo Galmudug

(14-12-2017) Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta ku dhawaaqay in labaajiyey kulan Cayaareedkii dhex mari lahaa dowlad Goboleedyada kala ...

Jose Mourinho Oo Warbaahinta Ku Eedeeyey Ixtiraam La’aan

(14-12-2017) Tabobaraha naadiga Manchester United, Jose Mourinho, ayaa ku eedeeyey warbaahinta inay kala jeclaystaan kooxaha, isla markaana aanay ...

Neymar oo Todobaadkii labaad laga waayey liiska PSG Sabab?

(13-12-2017) Cayaaryahanka Caalamka oo dhan ugu qaalisan ee Neymar ayaa markale laga waayey liiska Cayaartoyda Naadigiisa PSG oo ...

Magacyada iyo Sawirada 5 Cayaaryahan oo ay bisha Janaayo doonayaan Real Madrid

(13-12-2017) Kooxda kubada Cagta Real Madrid ayaa lasheegayaa in ay doonayaan Cayaartoy dhoawr ah marka uu dib u ...

Laba Xiddig oo Caan ka ah Caalamka oo is Guursaday

(13-12-2017) Kabtanka xulka Kiriketka Hindiya Virat Kohli iyo atariishada caanka ah Anushka Sharma ayaa isku mehersaday dalka Talyaaniga, ...

Daawo Video Eden Hazard oo diidey biladii MOTM kulankii Xalay

(13-12-2017) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Chelsea ee Eden Hazard ayaa diidey in uu gudoomo abaal marintii lagudoonsiiyey ee Cayaaryaahnka ...

Kooxda Newcastle United Oo Lagu Xaraashayo £300 Milyan

(13-12-2017) Mulkiilaha kooxda Newcastle United oo lagu magacaabo Mike Ashhley ayaa u dhow inuu qalinka ku duugo heshiis ...

Louis van Gaal” Jose Mourinho Waxa uu i Nacsiiyey in aan Daawado Cayaaraha Man United

(13-12-2017) Macalinkii hore ee kooxda Manchester United  Louis van Gaal ayaa Weerar ku qaaday qaab Cayaareedka Macalinka xiligaan ee ...