Thursday, January 17th, 2019

Guddoomiye xigeenka aqalka sare oo balan qaad cajiib ah u sameeyay xiddigaha Galmudug

Published on December 10, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(11-12-2017) Abshir Bukhaari Godoomiye ku xigeenka aqalka sare oo casho sharaf u sameeyay ciyaartooyada #Galmudug ayaa yiri”ciyaariyahankii hal gool dhaliyaa waxa uu abaal marin u helaa lacag dhan kun doollar 1000$, Gudoomiye Abshir waxa uu shegay in balanqaadyada ciyaartooyda Galmudug ay yihiin kuwa badan , Galmudug ayaa bari la ciyaareyso kooxda Gobalka Banaadir,

Galmudug oo wajahaysa marti geliyaasha tartanka kubadda cagta Maamul-Goboleedyada iyo Gobalka Banaadir
kulanka ugu xiisaha badan ciyaaraha maamul-Goboleedyada oo marti gelinaya gatoonka Banaadir waxaana is wajahaya Banaadir oo garaacday Jubaland iyo Galmudug oo ciyaaraysa kulabkeeda 1-aad.

Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee aqalka sare Abshir Bukhaari oo xalay casho sharafta u sameeyay xulka Galmudug ayaa sidoo kale waxaa uu $1000(kun dollar) u ballanqaaday xiddigii goolka koowaad galabta u dhaliya Galmudug.

Dhinaca kale Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducale Geele Xaaf oo kol hore isaga la kulmay ciyaartoydiisa ayaa u balan qaaday haddii ay koobka soo xareeyaan abaal marina an weli horey looga bixin Soomaaliya oo waxaa intaa u dheer laacibkii dhaliya gool 300 oo Doolar, midka goolka soo dhiibayna waxaa lagu abaal marin doonaa 200 doolar.

Goolhayaha ayaa isna hadba abaal marin ku heli doona sida uu Shabaqa u ilaashado kulankiiba.

Sikastaba ciyaaraha Maamul goboleedyada sanadkan ayaa laga baranaya dhiiragalinta loo sameynayo ciyaartoyda taas oo loo baahan yahay in sidan si ka weyn loo dhiiragaliyo ciyaartoyda qaranka Soomaaliya marka ay ciyaaro heer caalami ah ay ka qeyb galayaan.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Madaxweynaha Ac Milan Paolo Scaroni Oo Dhac Layaab Leh Loo Geystay & Haweeney Qaab Cajiib Ah Garab Usiisay Dambiilaha.

(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...

Macalinka Kooxda Liverpool Jurgen Klopp oo Ka Hadlay Jose Mourinho Ka Hor Ciyaarta Manchester United iyo Liverpool

(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...

Khabiirada Shabakadda Mirror Football Oo Isku Khilaafay Shaxda Isku Dhaf Ah Kulanka Liverpool vs Man United – Mid Walba Shax Ayuu Doortay!

(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...

Wiilkii Uu Dunida Kaga Tegay Feedhyahankii Muslimka Ahaa Ee Mohamed Ali Oo Qarka U Saaran Inuu Dawarsado Ama Tuugsado Sabab?

(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...

Wanda Nara Oo Diyaarinaysa Qandaraas Dabar Ku Noqonaya Mauro Icardi

(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...

Farriintii Uu Diego Costa U Diray Arsenal Markii Uu Dhaawacay Laurent Koscielny Iyo Qaabkii Axmaqnimada Ahaa Ee Uu Isku Difaacay

(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...

Barcelona Oo Baadi Goobaysa Beddelka Luis Suarez Iyo Xiddigaha Ay Isha Ku Hayso

(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo Mar Kale Hogaanka Si Ku Meel Gaadh ah U Qabatay Maanta.

(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...

Layaab!: Boqortooyada Kuwait oo la ogaadey in ay lacag ka dhacday Cayaartoy waa weyn oo magac leh

(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...

Dhamaan Kulamada Sabtiga iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...

Halyeygii Manchester United Ee Willie Morgan Oo Magacaabay Afarta Ciyaartoy Ee Uu Doonayo In Kooxdiisa Hore Iska Iibiso Bisha January

(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...

May Ahayn In Arsenal Loo Ogolaado Inay Ciyaarto Europa League – Tababaraha Qarabag Oo Dood Cajiib Ah Bedka Keenay Kaddib Guushii Gunners Sabab?

(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...

Qorshaha Jose Mourinho Ku Qaban Doono Salah, Mane & Firmino, Dhibaatada Difaaca Ee Haysata Iyo Sida Uu U Kala Xulan Doono Xiddigaha Uu Haysto

(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...

Cristiano Ronaldo Oo Markale looga yeeray Maxkamad dalka Spain ah iyo Ciqaabta uu lakulmi doono?

(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...

Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...