Friday, January 19th, 2018

Jose Mourinho”Garsooraha ayaa sanadkii labaad oo xiriir ah ka caawinaya in ay iyaga badiyaan”+SAWIRRO

Published on December 10, 2017 by   ·   No Comments  ·  

(11-12-2017) Macalinka kooxda Man United Jose Mourinho ayaa ku andacooday in kooxdiisa rigoore laga diiday kulankii guuldaro 2-1 ay kala kulmeen Man City.

Jose Mourinho ayaa sheegay in kooxda Pep Guardiola ay tahay koox ku socota nasiib iyo go’aanada gasoorayaasha, wuxuuna ku andacooday in laga diiday rigoore sax ahayd.

“Sidii sanadkii hore oo kale garsooraha rigoore ayuu naga diiday, Herrera qalad ayaa lagu galay sidoo kalena sanadkii hore Rooney waxaa qalad ku galay goolhaye Bravo balse nasiib daro labada mar wax rigoore ah noolama dhigin”Jose Mourinho ayaa sidaa yiri

“Michael Oliver waa garsoore nasiib daran waayo rigoore qof walbo arki karay ayuu naga diiday”

“Garsooruhu wuxuu ku qaldamay inuusan noo dhigin rigoore, qaladaadkaasna waa kuwo dhaca inta badan” ayuu yiri Mourinho ciyaarta kadib.

“Xiliciyaareedkii hore isla dhacdo tan u eg ayaa dhex martay Rooney iyo Bravo” ayuu sii raaciyay Jose.

“Ma garan karo in horyaalku uu dhinac u dhacay, laakiin Man city waa koox nasiib leh oo ku socota go’aanka garsoorayaasha”.

Manchester City’s Argentinian defender Nicolas Otamendi (R) celebrates scoring their second goal during the English Premier League football match between Manchester United and Manchester City at Old Trafford in Manchester, north west England, on December 10, 2017. / AFP PHOTO / Oli SCARFF / RESTRICTED TO EDITORIAL USE. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or ‘live’ services. Online in-match use limited to 75 images, no video emulation. No use in betting, games or single club/league/player publications. / (Photo credit should read OLI SCARFF/AFP/Getty Images)

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Xiriirka UEFA oo baaritaan ku samaynaya Manchester United Sabab?

(18-1-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa laxaqiijiyey in ay baartaan ku samayn doonaan Manchester United ...

Warbixin: Dhibka haysta Real Madrid iyo Cayaartoyda ay doonayaan?

(18-1-2018) Madaxweynaha Real Madrid, Florentino Perez waxa uu aaminsan yahay in wakhtigii BBC uu dhamaad ku dhow yahay, ...

Henrikh Mkhitaryan oo fariin Macasalaameys ah u diray Taageerayaasha Manchester United

(18-1-2018) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester United Henrikh Mkhitaryan ayaa bartiisa bulshada ku soo qoray fariin uu ku ...

Dhamaan kooxaha Premier League Cayaartoyda ka tagtay iyo kuwa ay soo qaateen bishaan Janaayo

(18-1-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal dhamaan kooxaha Horyaalka Premier League  dalka England Cayaartoyda ay qaateen bishaan Janaayo iyo ...

SHALAY MAANTA KU ILOW,MILYINEERKA CUSUB EE ENGLAND SANCHEZ LACAG IYO MAGAC AYUU DOONTAY:OGOW SIRTA?Sawiro

(18-1-2018) Alexis Sanchez ayaa caawa si rasmi ah ugu biiri doona kooxdiisa cusub ee Man United oo ah ...

Saadaaliyaha Cayaartoyda imaaneysa Man United Jesse Lingard oo sheegay in diyaarsaday qaabkii uu u Salaami lahaa Alexis Sanchez

(18-1-2018) Xiddiga kooxda kubada Cagta Manchester United Jesse Lingard ayaa bartiisa Instagram+ka soo dhigay hadalo uu ku muujinayo soo dhaweynta ...

Daawo Sawiradii ugu danbeeyey Alexis Sanchez oo ku sii jeeda Manchester United

(18-1-2018) Kadib maalmo badan oo la dhamayn waayey heshiiska Cayaaryahanka dalka Chile ee Alexis Sanchez ayaa hada waxaa lasheegayaa ...

Fariintii qiirada lahayd ee uu Garoomada ku Sagootiyey Ronaldinho?

(18-1-2018) Xiddigii hore ee xulka qaranka Brazil iyo kooxaha Barcelona, PSG iyo AC Milan ee Ronaldinho ayaa farriin ...

Heshiiska Alexis Sanchez oo lashaaciyey Xiliga uu dhacayo?

(18-1-2018) Kadib maalmo badan oo la dhamayn waayey heshiiska Cayaaryahanka dalka Chile ee Alexis Sanchez ayaa hada waxaa lasheegayaa ...

Cajiib! Taageereyaasha PSG Oo Cay U Miisay Neymar Markii Uu Dhaliyey Goolka 4aad

(18-1-2018) Neymar ayaa markii u horreysay taariikhdiisa casriga ah ee Yurub, waxa uu u dabbaal-degay afar gool oo ...

Nicolas Otamendi:Noloshaydii ayaa u hibeeyay kooxda Man City:

(18-1-2018) Nicolas Otamendi ayaa saxiixay heshiis cusub oo kooxda ku sii haynaya ilaa 2022, Otamendi oo Man City u ...

Neymar oo xalay wax lala yaabo ka dhigay horyaalka faransiiska Xili Edison Cavani uu Soo Qabtey Record-kii Zlatan Ibrahimovic+SAWIRRO

(18-1-2018) Edinson Cavani ayaa Noqonaya ciyaaryahanka ugu goolasha badan kooxda Paris Saint-Germain maadama uu xaley dhaliyey gool uu u baahnaa ...

Kooxda Barcelona oo laga jabiyay rikoorkii guul dara la,aanta xilli Kooxda Espanyol ay garaacday+SAWIRRO

(18-1-2018) ooxda Espanyol ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee xili ciyaareedkan guuldaro u soo xambaarisay kooxda Valverde ee saddexda ...

Kooxda Chelsea oo Rigooreyaal uga Badisay Norwich xilli laba casaan ah kooxda la siiyay+SAWIRRO

(18-1-2018) Chelsea ayaa dhibaato wayn kala kulantay kooxda heerka labaad ee Norwich City iyada oo rekoodhayaal 5-3 ah ugu ...

Xiddig u dheela oo Maxkamadi Xukun ku riday Sabab?

(17-1-2018) Daafaca 25 jirka ah ee baasha midig uga ciyaara Liverpool ee Jon Flanagan ayaa lagu helay inuu ...