Wednesday, January 17th, 2018

Arsene Wenger muxuu kayiri Xaalada Alexis Sanchez?

Published on January 12, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(12-1-2018) Tababare Arsene Wenger ayaa ka hadlay sababtii uu kursiga kaydka u fadhiisiyey xiddiga Alexis Sanchez ciyaartii Chelsea ee lugta koowaad ee semi finalka tartanka League Cup ee dhowaanta loo bixiyey Carabao Cup.

Tababaruhu waxa uu sheegay in Sanchez uu kulamo badan oo xidhiidh ah ciyaaray, taas daraadeedna uu u baahnaa wakhti kooban oo nasasho ah, hase yeeshee, waxa uu dhinaca kale tilmaamay inuu ka shaqaynayo sidii uu laacibkani wakhti dheer ugu sii ciyaari lahaa Arsenal.

“Waxaan doonayaa inuu wakhti dheer sii joogo, dhibaatona ma laha haddii iminka saxeexo heshiis iyo haddii uu June saxeexo ba” Sidaas ayuu yidhi Tababare Wenger oo saxaafadda la hadlay markii ay dhamaatay ciyaartii barbar-dhaca ay wada galeen Chelsea.

Arsene Wenger oo hadalkiisa sii wata, waxa uu tilmaamay in Sanchez ay tahay inuu aqbalo in ciyaaraha qaarkood kaydka la dhigo, sababtoo ah waxa uu ciyaaraa kulan kasta, taas oo haddii wakhti nasasho la siiyo ay isaga ka caawinayso in jidhkiisu kasoo kabto daalka badan.

Inkastoo mustaqbalka Sanchez ee Arsenal uu laalan yahay maadaama heshiiskiisu dhacayo badhtamaha sannadkan, haddana Wenger waxa uu tilmaamay in dadku aanay aqoon fiican u lahayn laacibkan reer Chile oo mar kasta ku foogan ciyaarta.

“Dadku ma yaqaanaan Alexis Sanchez – Wiilkani waa mid dhamaystiran oo dareenkiisu yahay ciyaarista kubadda cagta. Miyaad arkayseen sidii uu maanta ahaa? Sidii uu isku kululeeyay? Sidii ciyaartoy doonaya inuu kubadda cagta ciyaaro. Waxa uu isbeddel ku samayn karaa waxa ka dhacaya garoonka gudihiisa iyo dibeddiisaba. Waxa aanu ku noolahay xaqiiqada, ma aha tilmaamaha cilmi-nafsiga. Marka aad garoonka timaado, waa inaad kubadda ciyaarto 100%, sidaas ayaanu sameeyaa.” Sidaas ayuu yidhi Arsene Wenger.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Xiddig u dheela oo Maxkamadi Xukun ku riday Sabab?

(17-1-2018) Daafaca 25 jirka ah ee baasha midig uga ciyaara Liverpool ee Jon Flanagan ayaa lagu helay inuu ...

Cayaartoyda Arsenal oo Mawqif isku mid ah ka qaatay Alexis Sanchez?

(17-1-2018) Cayaaryahanada kooxda kubada Cagta Arsenal ayaa Mawqif isku mid ah ka qaatay Cayaaryahanka banaan jooga ka ah ...

Cayaaryahanka bartimaameedka u ah Arsenal ee Malcom oo Anshax daro lagu Ganaaxay

(17-1-2018) Cayaartoyga weerarka uga ciyaara Bordeaux ee Malcom ayaa waajahaya ganaax dhaqan xumo ah, kaddib markii uu baraha ...

Xasuuso hadaad Xisleedahay: Kooxdii Madbacada qaranka oo dib loo yagleelay+Sawiro

(17-1-2018) Xaflad dib loogu soo nooleenayay kooxda kubadda cagta Madbacadda ayaa maanta waxa ay ka dhacday hotel SYL ...

Henrikh Mkhitaryan oo Shuruud adag ku xiray in uu ku biiro Arsenal

(17-1-2018) Cayaaryaahnka kooxda kubada Cagta Manchester United Henrikh Mkhitaryan ayaa lasheegayaa in uu shuruud ku xiray in uu ...

Rumeyso ama ha Rumeysan: Horyaalka Championship-ka oo ka daawasho batay Horyaallada Spain, Italy Iyo France

(17-1-2018) Naadiyada heerka labaad ee Ingiriiska  ayaa kaalinta 3aad ka galay horyaallada loogu daawashada badan yahay dunida xili ...

Cristiano Ronaldo oo Real Madrid uga tegaya Masayr uu ka qaaday Lionel Messi?

(17-1-2018) Cayaaryahanka Xiddiga ee u dheela Kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa beryahaan laysla dhex marayey in uu ...

Kelechi Iheanacho oo dhaliyey Gool Taariikh Cusub ku soo kordhiyey Kubada cagta England

(17-1-2018) Weeraryahanka kooxda kubada cagta Leicester City Kelechi Iheanacho ayaa dhaliyey Gool galay Taariikhda galay kulankii isku celiska ahaa ...

Manchester United Oo Heshiiska U Kordhinaysa Jose Mourinho

(17-1-2018) Manchester United ayaa u dhow inay heshiis muddo kordhin ah la gaadho tababare Jose Mourinho. Wada-hadallo u socday ...

Kooxda PSG ayaa u soo dhaqaaqi doonta Cristiano Ronaldo

(17-1-2018) Kooxda reer France ayaa dalab lacago badan ku kacaya ka soo gudbin doonta Ronaldo haddii uu Madaxwaynaha Real ...

Maxaa ka cusub saaka suuqa iyo arimihii Sanchez iyo Pierre-Emerick Aubameyang

(17-1-2018) :: Sanchez oo rajo ka qaba inuu Sabtida kulankiisii ugu horreeyay u cayaaro kooxdiisa cusub ee Man United ...

RASMI: Mucjisadii kubadda cagta reer Brazil ee Ronaldinho oo ka fariistay ciyaaraha gabi ahaanba+SAWIRRO

(17-1-2018) Ronaldinho ayaa dhacdoodyin waa waaweyn lagu xusuusan doonaa, sida inay u sacbiyeen taageerayaasha Real Madrid isagoo katirsan Barcelona ...

Wararkii Ugu Waaweynaa Suuuqa Kala Iibsiga Ciyaaraha Dalkeena Soomaaliya

(17-1-2018) Sida aad la socotaan dhawaan waxaa garoomada caasimada ee dalka ka furmidoono horyaalka Somali Premier League 2017-2018 waxaase ...

Portugal: Garoon ay ku cayaareysey FC Porto oo ay ka dhacday kabteydii ma aragtay+Sawiro

(16-1-2018) Ciyaar ka tirsan horyaalka waddanka Portogal oo dhex maraysay FC Porto iyo Estoril ayaa lagu kala yaacay, ...

Arsenal oo heshiiska shaqsiga ah lagaartay Pierre-Emerick Aubameyang

(16-1-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa heshiis shakhsi ah la gaadhay weeraryahanka reer Gabon ee Pierre-Emerick Aubameyang oo ...