Wednesday, January 17th, 2018

Record Cusub: Pep Guardiola oo Markii 4 aad ee Xiriir ah ku Guuleystey Macalinka bisha Premier League

Published on January 12, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(12-1-2018) Macalinka kooxda kubada cagta Manchester City Pep Guardiola ayaa ku Guuleystey macalinka bisha Horyaalka Premier League dalka England isaga oo qaatay abaal marintaan markii 4 aad oo Xiriir ah.

Pep Guardiola ayaa Record Cusub u dhigay ku Guuleysiga Macalinka bisha Horyaalka England kadib markii uu Noqdey Macalinkii koowaad ee qaata afar mar oo Xiriir ah.

Guardiola oo hogaamiya Naadiga majaraha u haya Hogaanka Horyaalka Premier League ayaa Recordka kala Wareegay Macalinka Chelsea oo 3 mar oo Xiriir ah ugu Guuleystey Macalinka bisha Horyaalka dalka England waxaana kooxdiisu had aka horeysaa Naadiga ku soo xiga 15 dhibcood oo Nadiif ah isaga oo Guulo wada gaaray inta badan Cayaarihii uu dheeley bishii lasoo dhaafay.

Ninkaan ayaa horay ugu Guuleystey abaal marinta macalinka bisha bilihii September, October, November isaga oo badiyey 6 ka mid ah 7 Cayaarood oo Horyaalka Premier League ah oo uu Cayaaray bishii ugu danbeysey Sanadkii dhamaaday ee 2017 waxaana kooxdiisu dhalisay 19 Gool.

Kulamadii uu dheeley bishii DECEMBER 

Dec 3 – 2-1 vs West Ham (home)

Dec 10 – 2-1 vs Man United (away)

Dec 13 – 4-0 vs Swansea (away)

Dec 16 – 4-1 vs Tottenham (home)

Dec 23 – 4-0 vs Bournemouth (home)

Dec 27 – 1-0 vs Newcastle (away)

Dec 31 – 0-0 vs Crystal Palace (away)

Macalimiinta ugu badan ee ku Guuleystey abaal marinta bisha Horyaalka England.

27 – Sir Alex Ferguson

15 – Arsene Wenger

10 – David Moyes

– Martin O’Neill, Harry Redknapp

6 – Sam Allardyce, Rafael Benitez, Sir Bobby Robson

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Xiddig u dheela oo Maxkamadi Xukun ku riday Sabab?

(17-1-2018) Daafaca 25 jirka ah ee baasha midig uga ciyaara Liverpool ee Jon Flanagan ayaa lagu helay inuu ...

Cayaartoyda Arsenal oo Mawqif isku mid ah ka qaatay Alexis Sanchez?

(17-1-2018) Cayaaryahanada kooxda kubada Cagta Arsenal ayaa Mawqif isku mid ah ka qaatay Cayaaryahanka banaan jooga ka ah ...

Cayaaryahanka bartimaameedka u ah Arsenal ee Malcom oo Anshax daro lagu Ganaaxay

(17-1-2018) Cayaartoyga weerarka uga ciyaara Bordeaux ee Malcom ayaa waajahaya ganaax dhaqan xumo ah, kaddib markii uu baraha ...

Xasuuso hadaad Xisleedahay: Kooxdii Madbacada qaranka oo dib loo yagleelay+Sawiro

(17-1-2018) Xaflad dib loogu soo nooleenayay kooxda kubadda cagta Madbacadda ayaa maanta waxa ay ka dhacday hotel SYL ...

Henrikh Mkhitaryan oo Shuruud adag ku xiray in uu ku biiro Arsenal

(17-1-2018) Cayaaryaahnka kooxda kubada Cagta Manchester United Henrikh Mkhitaryan ayaa lasheegayaa in uu shuruud ku xiray in uu ...

Rumeyso ama ha Rumeysan: Horyaalka Championship-ka oo ka daawasho batay Horyaallada Spain, Italy Iyo France

(17-1-2018) Naadiyada heerka labaad ee Ingiriiska  ayaa kaalinta 3aad ka galay horyaallada loogu daawashada badan yahay dunida xili ...

Cristiano Ronaldo oo Real Madrid uga tegaya Masayr uu ka qaaday Lionel Messi?

(17-1-2018) Cayaaryahanka Xiddiga ee u dheela Kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa beryahaan laysla dhex marayey in uu ...

Kelechi Iheanacho oo dhaliyey Gool Taariikh Cusub ku soo kordhiyey Kubada cagta England

(17-1-2018) Weeraryahanka kooxda kubada cagta Leicester City Kelechi Iheanacho ayaa dhaliyey Gool galay Taariikhda galay kulankii isku celiska ahaa ...

Manchester United Oo Heshiiska U Kordhinaysa Jose Mourinho

(17-1-2018) Manchester United ayaa u dhow inay heshiis muddo kordhin ah la gaadho tababare Jose Mourinho. Wada-hadallo u socday ...

Kooxda PSG ayaa u soo dhaqaaqi doonta Cristiano Ronaldo

(17-1-2018) Kooxda reer France ayaa dalab lacago badan ku kacaya ka soo gudbin doonta Ronaldo haddii uu Madaxwaynaha Real ...

Maxaa ka cusub saaka suuqa iyo arimihii Sanchez iyo Pierre-Emerick Aubameyang

(17-1-2018) :: Sanchez oo rajo ka qaba inuu Sabtida kulankiisii ugu horreeyay u cayaaro kooxdiisa cusub ee Man United ...

RASMI: Mucjisadii kubadda cagta reer Brazil ee Ronaldinho oo ka fariistay ciyaaraha gabi ahaanba+SAWIRRO

(17-1-2018) Ronaldinho ayaa dhacdoodyin waa waaweyn lagu xusuusan doonaa, sida inay u sacbiyeen taageerayaasha Real Madrid isagoo katirsan Barcelona ...

Wararkii Ugu Waaweynaa Suuuqa Kala Iibsiga Ciyaaraha Dalkeena Soomaaliya

(17-1-2018) Sida aad la socotaan dhawaan waxaa garoomada caasimada ee dalka ka furmidoono horyaalka Somali Premier League 2017-2018 waxaase ...

Portugal: Garoon ay ku cayaareysey FC Porto oo ay ka dhacday kabteydii ma aragtay+Sawiro

(16-1-2018) Ciyaar ka tirsan horyaalka waddanka Portogal oo dhex maraysay FC Porto iyo Estoril ayaa lagu kala yaacay, ...

Arsenal oo heshiiska shaqsiga ah lagaartay Pierre-Emerick Aubameyang

(16-1-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa heshiis shakhsi ah la gaadhay weeraryahanka reer Gabon ee Pierre-Emerick Aubameyang oo ...