Friday, January 19th, 2018

Kulanka ugu adag usbuucan EPL Liverpool ma istaajin kartaa rikoorka xawaaraha ku socda ee Manchester City

Published on January 14, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(14-1-2018) Liverpool ayaa Anfield ku soo dhawanaysa kooxda duulaysa ee Manchester City oo doonaysa in ay markale sare u sii qaado hamigeeda ah in ay ku guulaysto koobka Premier League, laakiin Sky Blues waxaa horyaala imtixaan ayna ku soo baasin 15 kii sano ee ugu danbeeyay kaas oo ah in ay tan iyo 2003 kii ku soo fashilmaysay in ay hal guul oo Premier league ah ay ku soo gaadho garoonka xamaasada badan ee Anfield. Guardiola oo wata kooxdii ugu saamaynta badnayd Manchester City ayaa markale isku dayi doona in uu inkaartan meesha ka saaro.

Laakiin tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaan ilaawin xanuunkii ay lahayd guuldaradii abid ugu waynayd ee Liverpool intii uu joogay soo gaadhay ee ay Reds qaybtii hore ee xili ciyaareedkan kala soo kulantay Manchester City ee kulankii Etihad Stadium wuxuuna ku dooday in uu ahaa kulankiisii ugu layaabka badnaa isaga oo guuldaradaas dhabarka u saaray casaankii Sadio Mane la siiyay.

Liverpool ayaa waxaa kusoo laabtay Salah oo la maqnaa dhaawac kasoo gaaray muruqa, si kastaba ha ahaatee kulankaan ayaa waxaa si dhaqso ah ugu soo laabanaya weeraryahanka England Daniel Sturridge.

kabtanka Jordan Henderson iyo daafaca dambeedka bidix ee Alberto Moreno oo qaba dhaawacyo ayaa sidookale la rajeynayaa in ay soo kabtaan ciyaarta adag ee caawa.

Dhamaan seddexdaas ciyaartooy ayaa kusoo laabtay tababarka, inkastoo daafaca dambeedka midig ee Ingiriiska Nathaniel Clyne weli maqan yahay.

Dhinaca City ayaa waxaa ka maqnaan doona xiddiga reer Brazil ee Jesus, kaasoo garoomada laga saaray muddo labada bilood ah, halka kabtan Vincent Kompany uu la maqnaanayo dhaawac muruqa ah.

Dafaca bidix ee Benjamin Mendy ayaa weli la maqan dhaawac jilibka ah, iyadoo Guardiola uusan qaban dhaaawacyo intaas kabadan.

Liverpool ayaa waxaa kusoo laabtay Salah oo la maqnaa dhaawac kasoo gaaray muruqa, si kastaba ha ahaatee kulankaan ayaa waxaa si dhaqso ah ugu soo laabanaya weeraryahanka England Daniel Sturridge.

kabtanka Jordan Henderson iyo daafaca dambeedka bidix ee Alberto Moreno oo qaba dhaawacyo ayaa sidookale la rajeynayaa in ay soo kabtaan ciyaarta adag ee caawa.

Dhamaan seddexdaas ciyaartooy ayaa kusoo laabtay tababarka, inkastoo daafaca dambeedka midig ee Ingiriiska Nathaniel Clyne weli maqan yahay.

Dhinaca City ayaa waxaa ka maqnaan doona xiddiga reer Brazil ee Jesus, kaasoo garoomada laga saaray muddo labada bilood ah, halka kabtan Vincent Kompany uu la maqnaanayo dhaawac muruqa ah.

Dafaca bidix ee Benjamin Mendy ayaa weli la maqan dhaawac jilibka ah, iyadoo Guardiola uusan qaban dhaaawacyo intaas kabadan.SHAXAHA MACQUULKA AH EE LABADA KOOXOOD:

Liverpool XI: Simon Mignolet; Joe Gomez, Virgil Van Dijk, Joel Matip, Robertson; Oxlade-Chamberlain, Emre Can, Gini Wijnaldum; Mohamed Salah, Sadio Mane, Roberto Firmino.

Man City XI: Ederson; Kayle Walker, Nicolas Otamendi, John Stones, Danilo; Ke Bruyne, Fernandinho, David Silva, Raheem Sterling, Leroy Sane, Sergio Aguero.

Kaydka Macquulka Ah Ee Liverpool: Karius, Alexander-Arnold, Lallana, Lovren, Klavan, Milner, Flanagan, Grujic, Woodburn, Solanke, Markovic, Ings

Kaydka Macquulka Ah Ee Man City: Bravo, Touré, Adarabioyo, Díaz, B Silva, Danilo, Gündogan, Mangala, Kompany, Zinchenko

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Xiriirka UEFA oo baaritaan ku samaynaya Manchester United Sabab?

(18-1-2018) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa laxaqiijiyey in ay baartaan ku samayn doonaan Manchester United ...

Warbixin: Dhibka haysta Real Madrid iyo Cayaartoyda ay doonayaan?

(18-1-2018) Madaxweynaha Real Madrid, Florentino Perez waxa uu aaminsan yahay in wakhtigii BBC uu dhamaad ku dhow yahay, ...

Henrikh Mkhitaryan oo fariin Macasalaameys ah u diray Taageerayaasha Manchester United

(18-1-2018) Cayaaryahanka kooxda kubada Cagta Manchester United Henrikh Mkhitaryan ayaa bartiisa bulshada ku soo qoray fariin uu ku ...

Dhamaan kooxaha Premier League Cayaartoyda ka tagtay iyo kuwa ay soo qaateen bishaan Janaayo

(18-1-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal dhamaan kooxaha Horyaalka Premier League  dalka England Cayaartoyda ay qaateen bishaan Janaayo iyo ...

SHALAY MAANTA KU ILOW,MILYINEERKA CUSUB EE ENGLAND SANCHEZ LACAG IYO MAGAC AYUU DOONTAY:OGOW SIRTA?Sawiro

(18-1-2018) Alexis Sanchez ayaa caawa si rasmi ah ugu biiri doona kooxdiisa cusub ee Man United oo ah ...

Saadaaliyaha Cayaartoyda imaaneysa Man United Jesse Lingard oo sheegay in diyaarsaday qaabkii uu u Salaami lahaa Alexis Sanchez

(18-1-2018) Xiddiga kooxda kubada Cagta Manchester United Jesse Lingard ayaa bartiisa Instagram+ka soo dhigay hadalo uu ku muujinayo soo dhaweynta ...

Daawo Sawiradii ugu danbeeyey Alexis Sanchez oo ku sii jeeda Manchester United

(18-1-2018) Kadib maalmo badan oo la dhamayn waayey heshiiska Cayaaryahanka dalka Chile ee Alexis Sanchez ayaa hada waxaa lasheegayaa ...

Fariintii qiirada lahayd ee uu Garoomada ku Sagootiyey Ronaldinho?

(18-1-2018) Xiddigii hore ee xulka qaranka Brazil iyo kooxaha Barcelona, PSG iyo AC Milan ee Ronaldinho ayaa farriin ...

Heshiiska Alexis Sanchez oo lashaaciyey Xiliga uu dhacayo?

(18-1-2018) Kadib maalmo badan oo la dhamayn waayey heshiiska Cayaaryahanka dalka Chile ee Alexis Sanchez ayaa hada waxaa lasheegayaa ...

Cajiib! Taageereyaasha PSG Oo Cay U Miisay Neymar Markii Uu Dhaliyey Goolka 4aad

(18-1-2018) Neymar ayaa markii u horreysay taariikhdiisa casriga ah ee Yurub, waxa uu u dabbaal-degay afar gool oo ...

Nicolas Otamendi:Noloshaydii ayaa u hibeeyay kooxda Man City:

(18-1-2018) Nicolas Otamendi ayaa saxiixay heshiis cusub oo kooxda ku sii haynaya ilaa 2022, Otamendi oo Man City u ...

Neymar oo xalay wax lala yaabo ka dhigay horyaalka faransiiska Xili Edison Cavani uu Soo Qabtey Record-kii Zlatan Ibrahimovic+SAWIRRO

(18-1-2018) Edinson Cavani ayaa Noqonaya ciyaaryahanka ugu goolasha badan kooxda Paris Saint-Germain maadama uu xaley dhaliyey gool uu u baahnaa ...

Kooxda Barcelona oo laga jabiyay rikoorkii guul dara la,aanta xilli Kooxda Espanyol ay garaacday+SAWIRRO

(18-1-2018) ooxda Espanyol ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee xili ciyaareedkan guuldaro u soo xambaarisay kooxda Valverde ee saddexda ...

Kooxda Chelsea oo Rigooreyaal uga Badisay Norwich xilli laba casaan ah kooxda la siiyay+SAWIRRO

(18-1-2018) Chelsea ayaa dhibaato wayn kala kulantay kooxda heerka labaad ee Norwich City iyada oo rekoodhayaal 5-3 ah ugu ...

Xiddig u dheela oo Maxkamadi Xukun ku riday Sabab?

(17-1-2018) Daafaca 25 jirka ah ee baasha midig uga ciyaara Liverpool ee Jon Flanagan ayaa lagu helay inuu ...