Thursday, February 22nd, 2018

Fariintii qiirada lahayd ee uu Garoomada ku Sagootiyey Ronaldinho?

Published on January 18, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(18-1-2018) Xiddigii hore ee xulka qaranka Brazil iyo kooxaha Barcelona, PSG iyo AC Milan ee Ronaldinho ayaa farriin qiiro leh ku maca-salaameeyey garoomada, taas oo uu ku sheegay inuu si rasmi ah uga baxay kubadda cagta.

Ronaldinho oo ahaa ciyaartoygii ugu horreeyey ee xirfaddiisa kubadda cagta sannadkii 2000 lagu baahiyey Youtube oo ay dadyow badan oo carruur ah kala socdeen iyo xirfadleyaal kale, ayaa waxa uu sheegay in uu gebi ahaanba ka fadhiistay xirfadda kubadda cagta oo inkasta oo aanu muddo sannad ku dhow ciyaarin haddana aanu shaacinin inuu ka fadhiistay.

Ronaldinho: Habeen Uu Sikhraamay Ayuu Burburiyey Rajadiisii Maraykanka

Ronaldinho muuqaalkiisii ugu horreeyey ee uu geliyey barta YouTube, waxa la daawaday in ka badan 1,000,000 (hal milyan oo jeer), kaas oo ay qayb ka ahayd shirkadda NIKE oo xayeysiis ahaa. Waxa uu muuqaalkaas saddex jeer oo is xigta uu kubbadd ka dhalinayaa halka ay labada birood iska galaan oo ah goobo yar.

Ronaldinho will be fondly remembered for playing the beautiful game following his retirement

Wakhtigii 20-ka sannadood ka badnayd ee uu garoomada ku jiray, waxa lagu xasuusanayaa ciyaartiisii quruxda badnayd ee uu kusoo bandhigi jiray garoomada, gaar ahaan waayadiisii Barcelona oo ahaa xilligii uu ugu fiicnaa iyo PSG oo sida hillaaca uu uga soo dhex mudhay.

A World Cup winner with Brazil, Ronaldinho has now retired from playing at the age of 37

Xulka qaranka Brazil, ayaa xushmad iyo xasuus gaar ah u haya, waxa uu ahaa laf-dhabartii ka dambaysay in Koobkii adduunka ee 2002 uu waddankaasi markiisii 5aad hantiyo.

Hadda oo uu ciyaaraha ka baxay iyadoo ay da’diisu tahay 37 jir, hase yeeshee, waxa hubaal ah in sannado badan maskaxda dadka ay kasii guuxi doonto ciyaartiisii mucjisada ahayd.

He was the face of Nike’s Joga Bonito campaign, and his videos are viewed around the world

Inta la ogyahay, muuqaallada la daawado, Ronaldinho waa qofka koowaad. Muuqaalka shirkadda Nike soo saartay ee Joga Bonito oo Ronaldinho oo carruur ah, waxa laga daawaday dunida oo dhan. Waxay dadka daawaday kor u dhaafeen 12 milyan oo qof oo dunida oo dhan ah.

Garoomada Tababarka iyo ciyaaraha caadiga ahba, qofka daawada waxa uu ku tilmaami jiray Sixirroole. Ereyga Sixirroole, waxa la maqli jiray mar kasta oo uu garoonka ku jiro, waxaana adeegsan jiray telefishannada.

Inyar kaddib markii uu soo baxay go’aanka uu kaga fadhiistay ciyaaruhu, waxa sida daadka usoo burqaday farriimo dunida oo dhan ka imanayey oo lagu maca-salaamaynayey.

Waxa uu ku guuleystay Koob Adduun, Champions League, LaLiga, Copa del Rey, Serie A iyo wax kasta oo uu ciyaartoy ku guuleysan lahaa.

Da’yarta wakhtigan, waxay maqlaan magacyada Diego Maradona, Pele iyo Johan Cruyff. Waxay arkaan muuqaallo gaagaaban oo xiddigahaas hore ah waxaase kaga xoog badan odhaahda maqalka ee ay dadka waaweyn kasoo xigtaan. Laakiin Ronaldinho wuu ka duwan yahay. Waxa uu ka buuxaa YouTube-ka oo muuqaallo cajiib ah oo farsamadiisii ay kala soconayaan.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Jamaahiirta Manchester United oo dalbaday in Ganaax adag lasaaro Pep Guardiola?

(22-2-2018) Jamaahiirta kooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa aaminasan in Pep Guardiola uu u qalmo ganaax kadib ...

Kumaa loo doortay Man of the match kulankii Sevilla iyo Manchester United?

(22-2-2018) Kadib markii ay dhamaatay cayaartii Xiisaha badanayd ee Xalay dhe martay kooxaha Sevilla iyo Manchester United ayuaa ...

Jose Mourinho oo ka yaabsaday Wariye Su aal ka weydiiyey qaab cayaareedkii McTominay kulankii Sevilla kadib!+Sawiro

(22-2-2018) Macalinka kooxda Kubada cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa ka yaabiyey Wariye u shaqeeya BT Sports oo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Real Madrid oo soo degtay kaalinta 3 aad Horyaalka La Liga

(22-2-2018) Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa Guul ka Gaartay kulankii horay ugu baaqday ee Horyaalka dalka Spain ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada David de Gea oo bad baadiyey Manchester United

(22-2-2018) Kooxda kubada Cagta Manchester United ee dalka England ayaa ka bad baaday Guuladro ay kala kulmi lahayd ...

James Rodriguez Iyo Pepe Oo Dib Ugu Midoobay Alianz Arena

(21-2-2018) Kulankii xalayto dhex maray kooxaha Besiktas iyo Bayern Munich ayaa wuxuu kulmiyay ciyaartooy horay kaga soo wada ...

Daawo: Liverpool oo Maanta sixun u Garaacday Manchester United

(21-2-208) Kooxda Kubada cagta Liverpool ayaa Guul ka gaartay kulan xiiso badnaa oo ay Galabta ladheeleen Naadiga ay ...

Paul Pogba oo laxaqiijiyey in uu Kursiga keydka ku soo bilaaban doono Kulanka Sevilla

(21-2-208) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay Kooda Manchester United ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka France ee Paul ...

Thierry Henry Oo Fariin U Diray Laacibka Ugu Qaalisan Kubada Cagta?

(21-2-2018) Hadii xidigii hore ee Barcelona Neymar uu caasimada France ugu guuray in uu ka baxo hooska Lionel ...

Wiil uu dhalay Didier Drogba oo heshiis lagaaray kooxda?

(21-2-2018) Cayaaryahan da.yar oo uu dhalay Weeraryahankii hore ee kooxda kubada Cagta Chelsea Didier Drogba'ayaa lasheegayaa in uu ...

Zinedine Zidane Oo Ronaldo Ka Saaray Xidigaha Wajihi Doona Leganes

(21-2-2018) Tabababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa qorsheynaya in uu nasiyo ciyaariyahan Cristiano Ronaldo kulanka caawa ay ...

Cesc Fabregas” ’90 daqiiqo Oo Difaac Ah Waa Is Miidaamin’

(21-2-2018) Laacibka dhexda uga ciyaara kooxda Chelsea ee Cesc Fabregas ayaa sheegay inay ahayd wax laga yaq-yaqsoodo, gacan ...

Kumuu ahaa Xidiga loo doortay Man of the match kulankii Chelsea iyo Barcelona+Sawiro

(21-2-2018) Kadib Markii ay dhamaatay Cayaartii Xiisaha badnayd ee Xalay dhex martay kooxaha Chelsea iyo Manchester United ayaa ...

Yaa lahaa qaladkii uu Goolku uga dhashay Chelsea kulankii Barcelona?

(21-2-2018) Gool uu xidiga Barcelona ee Lionel Messi shabaqa dhex dhigay ayuu barbar dhac ku soo celiyey tirsiga ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya 6 da Cayaaryahan ee Goolasha ugu badan ka dhalisay Kooxaha England

(21-2-2018) Cayaaryahanka kooxda kubada cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa ugu danbayn meesha ka saaray weligiis Gool kama dhalin ...