Thursday, February 22nd, 2018

Nicolas Otamendi:Noloshaydii ayaa u hibeeyay kooxda Man City:

Published on January 18, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(18-1-2018) Nicolas Otamendi ayaa saxiixay heshiis cusub oo kooxda ku sii haynaya ilaa 2022, Otamendi oo Man City u ciyaaray 118 kulan dhamaan tartamada ayaa kaga soo biiray City kooxda Valencia xagaagii 2015 lacag dhan 33 milyan oo Pound wuxuuna hore u saxeexay heshiis ku ekaa 2020 ka.

Daafaca dhexe ayaa xili ciyaareedkan si joogto ah uga mid ahaa safka kooxda hogaanka u haysa HOryaalka Ingiriiska, Guardiola ayaana hore u sheegay in Ciyaaryahankan uu muhiim u yahay guulahooda.

Kooxda Manchester City ayaa hadda si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay heshiis cusub oo waqti dheer ah ku abaal marisay difaaca kooxdeeda iyo xulka qaranka Argentina ee Nicolas Otamendi. Manchester City ayaa Nicolas Otamendi la soo wareegtay xagaagii 2015 kii wuxuuna hadda ka mid yahay ciyaartoyda ugu muhiimsan safka Guardiola isla markaana galay quluubta jamaahiirta Sky Blues.

Warka ay Manchester City ugu dhawaaqday heshiiska Nicolas Otamendi ayaa lagu yidhi: “Nicolas Otamendi waxa uu kordhiyay qandaraskiisii City oo uu ka hdigay ilaa 2022. Difaaca ree Argentina waxa uu xili ciyaareedkan ku soo jiray qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo seegay hal kulan oo kaliya ee 23 kii kulan ee Premier League ee ilaa hadda la soo ciyaaray”.

“Ujeedka kaliya ee aan leeyahay ayaa ah in aan caawiyo kooxda iyo in aan siiyo wax kasta oo aan awoodo kooxda, maalin walba waxbaan baranayaa intaan kahoos ciyaarayey Pep, waanan ku riyaaqaa kubadayda, waxaan dareemayaa in aan weli sii wanaagsanaanayo ciyaaryahan ahaan.

Gueardiola ayaa eeganaya in uu daafac cusub kusoo daro kooxdiisa inta lagu gudo jiro suuqa kala iibsiga bishaan kaasoo xoojin unoqda Otamendi iyo Stones.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Jamaahiirta Manchester United oo dalbaday in Ganaax adag lasaaro Pep Guardiola?

(22-2-2018) Jamaahiirta kooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa aaminasan in Pep Guardiola uu u qalmo ganaax kadib ...

Kumaa loo doortay Man of the match kulankii Sevilla iyo Manchester United?

(22-2-2018) Kadib markii ay dhamaatay cayaartii Xiisaha badanayd ee Xalay dhe martay kooxaha Sevilla iyo Manchester United ayuaa ...

Jose Mourinho oo ka yaabsaday Wariye Su aal ka weydiiyey qaab cayaareedkii McTominay kulankii Sevilla kadib!+Sawiro

(22-2-2018) Macalinka kooxda Kubada cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa ka yaabiyey Wariye u shaqeeya BT Sports oo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Real Madrid oo soo degtay kaalinta 3 aad Horyaalka La Liga

(22-2-2018) Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa Guul ka Gaartay kulankii horay ugu baaqday ee Horyaalka dalka Spain ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada David de Gea oo bad baadiyey Manchester United

(22-2-2018) Kooxda kubada Cagta Manchester United ee dalka England ayaa ka bad baaday Guuladro ay kala kulmi lahayd ...

James Rodriguez Iyo Pepe Oo Dib Ugu Midoobay Alianz Arena

(21-2-2018) Kulankii xalayto dhex maray kooxaha Besiktas iyo Bayern Munich ayaa wuxuu kulmiyay ciyaartooy horay kaga soo wada ...

Daawo: Liverpool oo Maanta sixun u Garaacday Manchester United

(21-2-208) Kooxda Kubada cagta Liverpool ayaa Guul ka gaartay kulan xiiso badnaa oo ay Galabta ladheeleen Naadiga ay ...

Paul Pogba oo laxaqiijiyey in uu Kursiga keydka ku soo bilaaban doono Kulanka Sevilla

(21-2-208) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay Kooda Manchester United ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka France ee Paul ...

Thierry Henry Oo Fariin U Diray Laacibka Ugu Qaalisan Kubada Cagta?

(21-2-2018) Hadii xidigii hore ee Barcelona Neymar uu caasimada France ugu guuray in uu ka baxo hooska Lionel ...

Wiil uu dhalay Didier Drogba oo heshiis lagaaray kooxda?

(21-2-2018) Cayaaryahan da.yar oo uu dhalay Weeraryahankii hore ee kooxda kubada Cagta Chelsea Didier Drogba'ayaa lasheegayaa in uu ...

Zinedine Zidane Oo Ronaldo Ka Saaray Xidigaha Wajihi Doona Leganes

(21-2-2018) Tabababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa qorsheynaya in uu nasiyo ciyaariyahan Cristiano Ronaldo kulanka caawa ay ...

Cesc Fabregas” ’90 daqiiqo Oo Difaac Ah Waa Is Miidaamin’

(21-2-2018) Laacibka dhexda uga ciyaara kooxda Chelsea ee Cesc Fabregas ayaa sheegay inay ahayd wax laga yaq-yaqsoodo, gacan ...

Kumuu ahaa Xidiga loo doortay Man of the match kulankii Chelsea iyo Barcelona+Sawiro

(21-2-2018) Kadib Markii ay dhamaatay Cayaartii Xiisaha badnayd ee Xalay dhex martay kooxaha Chelsea iyo Manchester United ayaa ...

Yaa lahaa qaladkii uu Goolku uga dhashay Chelsea kulankii Barcelona?

(21-2-2018) Gool uu xidiga Barcelona ee Lionel Messi shabaqa dhex dhigay ayuu barbar dhac ku soo celiyey tirsiga ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya 6 da Cayaaryahan ee Goolasha ugu badan ka dhalisay Kooxaha England

(21-2-2018) Cayaaryahanka kooxda kubada cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa ugu danbayn meesha ka saaray weligiis Gool kama dhalin ...