Thursday, February 22nd, 2018

Saadaaliyaha Cayaartoyda imaaneysa Man United Jesse Lingard oo sheegay in diyaarsaday qaabkii uu u Salaami lahaa Alexis Sanchez

Published on January 18, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(18-1-2018) Xiddiga kooxda kubada Cagta Manchester United Jesse Lingard ayaa bartiisa Instagram+ka soo dhigay hadalo uu ku muujinayo soo dhaweynta Cayaaryahanka cusub ee lafilayo in uu ku soo biiro Man United ee Alexis Sanchez.

Jesse Lingard oo sidaan oo kale soo dhaweyn u sameeyey intii uusan imaan Paul Pogba ayaa hadana sii saadaaliyey imaanshiyaha Alexis Sanchez.kaas oo uu sheegay in uu diyaarsaday qaabkii uu u Salaami lahaa Xiddiga dalka Chile.

Alexis Sanchez ayaa lafilayaa in uu Saacadaha soo socda Tijaabo Caafimaad u maro Manchester United waxaana ladiyaariyey halkii uu ku mari lahaa oo ah xarun kutaala Garoonka Tababarka United ee  Carrington.

Lingard ayaa hadalkiisa ku micneeyey in ay tahay kaftan oo kaliya ee aysan ahayn wax uu hubo balse hadalkiisa ayaa micno badan bixinaya loona arkaa in uu sheegay wax uu hubo.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Jamaahiirta Manchester United oo dalbaday in Ganaax adag lasaaro Pep Guardiola?

(22-2-2018) Jamaahiirta kooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa aaminasan in Pep Guardiola uu u qalmo ganaax kadib ...

Kumaa loo doortay Man of the match kulankii Sevilla iyo Manchester United?

(22-2-2018) Kadib markii ay dhamaatay cayaartii Xiisaha badanayd ee Xalay dhe martay kooxaha Sevilla iyo Manchester United ayuaa ...

Jose Mourinho oo ka yaabsaday Wariye Su aal ka weydiiyey qaab cayaareedkii McTominay kulankii Sevilla kadib!+Sawiro

(22-2-2018) Macalinka kooxda Kubada cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa ka yaabiyey Wariye u shaqeeya BT Sports oo ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Real Madrid oo soo degtay kaalinta 3 aad Horyaalka La Liga

(22-2-2018) Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa Guul ka Gaartay kulankii horay ugu baaqday ee Horyaalka dalka Spain ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada David de Gea oo bad baadiyey Manchester United

(22-2-2018) Kooxda kubada Cagta Manchester United ee dalka England ayaa ka bad baaday Guuladro ay kala kulmi lahayd ...

James Rodriguez Iyo Pepe Oo Dib Ugu Midoobay Alianz Arena

(21-2-2018) Kulankii xalayto dhex maray kooxaha Besiktas iyo Bayern Munich ayaa wuxuu kulmiyay ciyaartooy horay kaga soo wada ...

Daawo: Liverpool oo Maanta sixun u Garaacday Manchester United

(21-2-208) Kooxda Kubada cagta Liverpool ayaa Guul ka gaartay kulan xiiso badnaa oo ay Galabta ladheeleen Naadiga ay ...

Paul Pogba oo laxaqiijiyey in uu Kursiga keydka ku soo bilaaban doono Kulanka Sevilla

(21-2-208) Wararkii ugu danbeeyey ee laga helay Kooda Manchester United ayaa sheegaya in Cayaaryahanka dalka France ee Paul ...

Thierry Henry Oo Fariin U Diray Laacibka Ugu Qaalisan Kubada Cagta?

(21-2-2018) Hadii xidigii hore ee Barcelona Neymar uu caasimada France ugu guuray in uu ka baxo hooska Lionel ...

Wiil uu dhalay Didier Drogba oo heshiis lagaaray kooxda?

(21-2-2018) Cayaaryahan da.yar oo uu dhalay Weeraryahankii hore ee kooxda kubada Cagta Chelsea Didier Drogba'ayaa lasheegayaa in uu ...

Zinedine Zidane Oo Ronaldo Ka Saaray Xidigaha Wajihi Doona Leganes

(21-2-2018) Tabababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa qorsheynaya in uu nasiyo ciyaariyahan Cristiano Ronaldo kulanka caawa ay ...

Cesc Fabregas” ’90 daqiiqo Oo Difaac Ah Waa Is Miidaamin’

(21-2-2018) Laacibka dhexda uga ciyaara kooxda Chelsea ee Cesc Fabregas ayaa sheegay inay ahayd wax laga yaq-yaqsoodo, gacan ...

Kumuu ahaa Xidiga loo doortay Man of the match kulankii Chelsea iyo Barcelona+Sawiro

(21-2-2018) Kadib Markii ay dhamaatay Cayaartii Xiisaha badnayd ee Xalay dhex martay kooxaha Chelsea iyo Manchester United ayaa ...

Yaa lahaa qaladkii uu Goolku uga dhashay Chelsea kulankii Barcelona?

(21-2-2018) Gool uu xidiga Barcelona ee Lionel Messi shabaqa dhex dhigay ayuu barbar dhac ku soo celiyey tirsiga ...

Lionel Messi oo Hogaaminaya 6 da Cayaaryahan ee Goolasha ugu badan ka dhalisay Kooxaha England

(21-2-2018) Cayaaryahanka kooxda kubada cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa ugu danbayn meesha ka saaray weligiis Gool kama dhalin ...