Saturday, February 24th, 2018

Isku aadka Koobka Cusub ee UEFA Nations League oo Maanta lasameeyey iyo Waqtiga uu bilaaban doono?

Published on January 24, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(24-1-2018) Waxaa Goordhow lasameeyey isku aadka Tartan Cusub oo loogu magacdaray UEFA Nations League kaas oo ay dheeli doonaan 55 wadan oo qaarada yurub ah waxaana uu yahay mid lagu Cayaari doono dalal kala duwan.

UEFA Nations League oo ah Tartan Cusub ayaa gelaya boosaskii Cayaaraha Saaxiibtinimo ee ay Cayarai jireen dalalka qaarada yurub waxaana isku soo beegmay dalal aad u adag.

Qaabkii ay isugu beegmeen dalalka loo Sameeyey isku aadka UEFA Nations League?

GROUP A1

Holland

France

Germany

GROUP A2

Iceland

Switzerland

Belgium

GROUP A3

Poland

Italy

Portugal

GROUP A4

Croatia

England

Spain

GROUP B1

Czech Republic

Ukraine

Slovakia

GROUP B2

Turkey

Sweden

Russia

GROUP B3

Northern Ireland

Bosnia and Herzegovina

Austria

GROUP B4

Denmark

Republic of Ireland

Wales

GROUP C1

Israel

Albania

Scotland

GROUP C2

Estonia

Finland

Greece

Hungary

GROUP C3

Cyprus

Bulgaria

Norway

Slovenia

GROUP C4

Lithuania

Montenegro

Serbia

Romania

GROUP D1

Andorra

Kazakhstan

Latvia

Georgia

GROUP D2

San Marino

Moldova

Luxembourg

Belarus

GROUP D3

Kosovo

Malta

Faroe Islands

Azerbaijan

GROUP D4

Gibraltar

Liechtenstein

Armenia

Macedonia

 Xiliga lacayaari doono

NATIONS LEAGUE KEY DATES

Matchday 1: 6–8 September 2018

Matchday 2: 9–11 September 2018

Matchday 3: 11–13 October 2018

Matchday 4: 14–16 October 2018

Matchday 5: 15–17 November 2018

Matchday 6: 18–20 November 2018

Finals draw: early December 2018

Finals (including semi-finals and third-placed game): 5–9 June 2019

UEFA EURO 2020 play-off draw: 22 November 2019

UEFA EURO 2020 play-offs: 26–31 March 2020

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan

(24-2-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa laga dheeli doonaa qaarada yurub Cayaaro aad u xiiso badan oo ku tirsan ...

Arsene Wenger weligiis kuma Guuleysan League Cup balse ogoow inta koob ee kale ee uu qaaday?Sawiro

(24-2-2018) Macalinka Arsenal Arsene Wenger oo Axada soo socota kooxdiisu dheeli doonto Finalka koobka League Cup ayaan weligiisa ...

Cayaaryahan Caan ah oo 17 bilood Garoomada Kubada cagta laga Ganaaxay?

(24-2-2018) Mid ka mid ah Cayaartoyda ugu caansan Caalamka isla Markaana dheelayey koobka iyo koobab kale oo waa ...

Diayaarad uu saarnaa Pep Guardiola oo mudo dheer la xayiray kadib markii laga shakiyey?

(24-2-2018) Warar ay daabaceen warbaahinta qaarkeed ayaa sheegaya in mudo Saacadao ah laxayiray diyaarad qaas oo uu lasocdey ...

Cayaartoy Muhiim ah oo Real Madrid ka maqnaan doona Kulanka Alaves?

(24-2-2018) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo odobaadkaan soo Ciriirsatay kaalinta 3 aad ee Horyaalka La Liga ayaa ...

Jose Mourinho oo si layaab leh uga hadlay Xaalada Paul Pogba?

(24-2-2018) Macalinka kooxda kubada cagta Manchester United Jose Mourinho oo shir Jaraa id qabtay Jimcihii ayaa ka hadlay ...

FIFA oo Go aan ka Gaartay dawadii u dhaxaysey Neymar iyo Barcelona?

(23-2-2018) Xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa Go aan kama dambays ah ka gaaray dacwadii u dhaxaysey ...

Xiriirka FA ga oo Cadeeyey in Pep Guardiola uu Ganaax ku muteysan doono Calaamada Jaalaha ah ee uu Jaakadka ku dhegsado Sabab?Sawiro

(23-2-2018) Xiriirka kubada cagta dalka England ee Magaciisa loosoo gaabiyo FA ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in Macalinka Manchesgter ...

Kooxda PSG oo kulan isugu yeertay Horjoogayaasha Taageerayaasheda kalana hadashay Cayaarta Real Madrid?Sawiro

(23-2-2018) Maamulka Macalimiinta iyo qaar ka mid ah Cayaartoyda  kooxda kubada Cagta PSG ee dalka France ayaa kulan ...

Isku Aadka Wareega 16 ka ee koobka UEFA Europa League iyo Kooxo waa weyn oo isku dhacay

(23-2-2018) Waxaa Maanta lasameeyey isku aadka koobka UEFA Europa League wareegiisa 16 ka waxaana isku soo beegmay kooxo waa ...

Liiska kooxaha u soo baxay Wareega 16 ka koobka Europa League iyo kuwa kaharay?

(23-2-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Liiska kooxaha qaarada yurub ee xaqiijiyey in ay u soo bexeen Wareega ...

Rabshado ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Cayaar katirsan koobka Europa League+Sawiro

(23-2-2018) Waxaa Rabshado aad u xoog badan ka dheceen Cayaar kutirsanayd koobka UEFA Europa League oo dhex martay kooxaha ...

Daawo sawirada Tababarkii Chelsea oo isku diyaarineysa kulanka Manchester United

(23-2-208) Kooda Kubada cagta Chelsea ayaa Samaysey tababar adag oo ay ugu diyaar garoobayaan cayaarta ay Axada wajihi ...

Sergio Ramos oo u dabaal degay Kulankiisii 550 aad ee uu Real Madrid u dheelo

(23-2-2018) Daafaca kooxda kubada cagta Real Madrid Sergio Ramos ayaa siweyn ugu dabaal degay Kulankiisii 550 aad ee ...

Sergi Roberto oo heshiis cusub oo qaali ah u saxiixay Barcelona+Sawiro

(22-2-2018) Daafaca garabka ka Cayaara ee kooxda Barcelona Sergi Roberto ayaa ugu danbayn heshiis cusub lagaaray koodiisa isaga ...