Friday, February 23rd, 2018

Kooxda Jeenyo Oo Gaartay Guushii Ugu Horeesay Horyaalka Somali Premier League

Published on February 6, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(06-02-2018) Kooxaha kubbadda cagta Jeenyo iyo Gaadiidka ayaa wada ciyaaray Kulankii ciyaareedkii 12-aad horyaalka Somali Premier League fasal ciyaareedka 2017-2018 ayaa waxa 1-0 ku badiyay wiilasha uu hogaamiyo Tababare Axmed C/Raxmaan Cumar (Gadaamow) ee Jeenyo

Labada naadi ayaa qeybta hore garoonka lasoo galay ciyaar ku dheehan weerar iyo weerar celi,balse waxa ay ku kala baxeyn barbaro goolal la’aan

Markii leysku soo Laabtay xidigaha Jeenyo ayaa garoonka lasoo galay ciyaar ku dheehan fursada abuur waxaana kubbadd ii kasoo shaqeeyay xidigihii hore Elman Dhaahaa gool u badalay isla xirfadyahankii hore kooxda kubbadda cagta Elman Cabdullahi Nuur Cali (Agoo-Agoo) wuxuuna kulanka kusoo geba gaboomay 1-0 oo ay guusha raacday xidigaha lagu naaneeso Jeenyo

Kulankan waxaa dhex dhexaadiye ka ahaa Garsoore Xasan Maxamed Xaaji (Xasan Baari),Calanhayaha 1-aad waxa uu ahaa Xamze Xaaji Cabdi,halka garsooraha 2-aad ee ciyaarta ahaa Daahir Muxidiin Xilif

Maxaa Laga Bartay Kulanka
-Naadiga Kubbadda cagta Jeenyo oo guushii ugu horeesay horyaalka Somali Premier League gaartay tan Bishii Janaayo 2018, iyadoo ciyaartay Kulankii 3-aad horyaalka fasal ciyaareedka 2017-2018

-kooxda Gaadiidka ayaa qaadatay guul daradii ugu horeesay horyaalka Somali Premier Leagu olalahan,xili labadii kulan lasoo dhaafay ay barbaro la gashay kooxaha Batroolka Dekedda

-Goolhaye C/Shakuur Maxamed Maxamuud (Boqole) ayaa guushii 1-aad horyaalka Soomaliya la gaaray kooxdiisa Jeenyo,isagoo noqonaya laacibkii ugu horeeyay ee ka yimaada ee ka ciyaara degnaanada Puntland

-9-bil ka dib xidigihii Elman C/llahi Nuur Cali (Agoo-Agoo) ayaa gaaray shabaq,isagoo sidoo kale furtay akoonkiisa goolasha kooxdiisa cusub ee Jeenyo wuxuuna laacibkan Sanadkii hore 2017 kooxda Elman lasoo hantay koobka Koobabka Jeneraal Daa’uud iyo Somali Super Cup

-L.L.P Jeenyo waxaa dhawaacyo kala duwan kaga maqan Xidigo badan waxaana ugu muhiisan xidigaha reer Tahliil Cali ee ka ciyaar qeybta daafac ee kala Axmed Tahliil Cali iyo C/Raxmaan Tahliil Cali (Qoor)

-Xidigihii hore kooxda jaalayaasha ee Elman ayaa lasoo dar daro xoogan,isagoo sameeyay caawintiisii ugu horseeyay horyaalka Somali Premier League

WQ: Maxamed Xuseen Qalinle

????????????????????????????????????

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan

(24-2-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa laga dheeli doonaa qaarada yurub Cayaaro aad u xiiso badan oo ku tirsan ...

Arsene Wenger weligiis kuma Guuleysan League Cup balse ogoow inta koob ee kale ee uu qaaday?Sawiro

(24-2-2018) Macalinka Arsenal Arsene Wenger oo Axada soo socota kooxdiisu dheeli doonto Finalka koobka League Cup ayaan weligiisa ...

Cayaaryahan Caan ah oo 17 bilood Garoomada Kubada cagta laga Ganaaxay?

(24-2-2018) Mid ka mid ah Cayaartoyda ugu caansan Caalamka isla Markaana dheelayey koobka iyo koobab kale oo waa ...

Diayaarad uu saarnaa Pep Guardiola oo mudo dheer la xayiray kadib markii laga shakiyey?

(24-2-2018) Warar ay daabaceen warbaahinta qaarkeed ayaa sheegaya in mudo Saacadao ah laxayiray diyaarad qaas oo uu lasocdey ...

Cayaartoy Muhiim ah oo Real Madrid ka maqnaan doona Kulanka Alaves?

(24-2-2018) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo odobaadkaan soo Ciriirsatay kaalinta 3 aad ee Horyaalka La Liga ayaa ...

Jose Mourinho oo si layaab leh uga hadlay Xaalada Paul Pogba?

(24-2-2018) Macalinka kooxda kubada cagta Manchester United Jose Mourinho oo shir Jaraa id qabtay Jimcihii ayaa ka hadlay ...

FIFA oo Go aan ka Gaartay dawadii u dhaxaysey Neymar iyo Barcelona?

(23-2-2018) Xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa Go aan kama dambays ah ka gaaray dacwadii u dhaxaysey ...

Xiriirka FA ga oo Cadeeyey in Pep Guardiola uu Ganaax ku muteysan doono Calaamada Jaalaha ah ee uu Jaakadka ku dhegsado Sabab?Sawiro

(23-2-2018) Xiriirka kubada cagta dalka England ee Magaciisa loosoo gaabiyo FA ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in Macalinka Manchesgter ...

Kooxda PSG oo kulan isugu yeertay Horjoogayaasha Taageerayaasheda kalana hadashay Cayaarta Real Madrid?Sawiro

(23-2-2018) Maamulka Macalimiinta iyo qaar ka mid ah Cayaartoyda  kooxda kubada Cagta PSG ee dalka France ayaa kulan ...

Isku Aadka Wareega 16 ka ee koobka UEFA Europa League iyo Kooxo waa weyn oo isku dhacay

(23-2-2018) Waxaa Maanta lasameeyey isku aadka koobka UEFA Europa League wareegiisa 16 ka waxaana isku soo beegmay kooxo waa ...

Liiska kooxaha u soo baxay Wareega 16 ka koobka Europa League iyo kuwa kaharay?

(23-2-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Liiska kooxaha qaarada yurub ee xaqiijiyey in ay u soo bexeen Wareega ...

Rabshado ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Cayaar katirsan koobka Europa League+Sawiro

(23-2-2018) Waxaa Rabshado aad u xoog badan ka dheceen Cayaar kutirsanayd koobka UEFA Europa League oo dhex martay kooxaha ...

Daawo sawirada Tababarkii Chelsea oo isku diyaarineysa kulanka Manchester United

(23-2-208) Kooda Kubada cagta Chelsea ayaa Samaysey tababar adag oo ay ugu diyaar garoobayaan cayaarta ay Axada wajihi ...

Sergio Ramos oo u dabaal degay Kulankiisii 550 aad ee uu Real Madrid u dheelo

(23-2-2018) Daafaca kooxda kubada cagta Real Madrid Sergio Ramos ayaa siweyn ugu dabaal degay Kulankiisii 550 aad ee ...

Sergi Roberto oo heshiis cusub oo qaali ah u saxiixay Barcelona+Sawiro

(22-2-2018) Daafaca garabka ka Cayaara ee kooxda Barcelona Sergi Roberto ayaa ugu danbayn heshiis cusub lagaaray koodiisa isaga ...