Saturday, February 24th, 2018

Horseed: Xasuuqii Batroolka iyo Bandhigii layaabka lahaa ee Xasan Xasaasi?

Published on February 8, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(08-02-2018) Kooxda Kubada Cagta Horseed ee Hoos tagta Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya ayaa Cagta marisay Naadiga Batroolka kulan katirsan Horyaalka Soomaaliya oo ka dhacay garoonka Banaadir.

Naadiga Horseed oo lawareegtay Hogaanka Horyaalka Soomaaliya ayaa Batroolka ku Garaacday 5-1 Waxaana Goolasha 3 ka mid ah dhaliyey Paul Pogbaha Soomaaliya Xasan Xasaasi oo khadka dhexe ka cayaara waxaana uu horay u sii qaatay Kubadii uu Sadexleyda ku dhaliyey.

Horseed hada waxa ay isku dhibco yihiin Naadiga Dakedda oo ay wada leeyihiin min 7 dhibcood balse dhanka Goolasha ayey ku haysaa Hogaanka Horyaalka.

Dadka saadaaliya kubada Cagta ayaa sheegaya in kooxda Horseed Cawo iyo Maalin oo ah koox magac weyn kuleh dalkeena iyo Africa ay Xiligaan ku Guuleysan karayso Horyaalka maadaama ay soo bandhigeen kubada ugu xoogan kooaha ka qayb qaadanaya Horyaalka Soomaaliya Xiligaan.

Tan iyo Markii Maamulka kooxda Horseed uu la wareegay Maxamed Axmed Maxamed (Ditoorka) Waxaa kooxda lageliyey qarasha aad u fara badan waxaana loo dhamaytoray tasiilaad kasta oo ay u baahanyiihin iyada oo uu sidoo kale Naadiga keenay cayaartoy tayo aad ayaana loogu amaanay xaqiiqdii hab maamulka Kooxda Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya oo u muuqata in ay Xiligaan tahay mid aan loo babac dhigi karayn.

Gudoomiyaha kooxda Horseed Ditoorka ayaa Guushaan ku tilmaamay in ay tahay mid taariikhi ah maadaama ay shan Gool ku badiyeen maalinkii loo dabaal degayey sanad Guuradii koowaad eek a soo wareegtay Markii la doortay Madaxweynha Soomaaliya Maxamed C.laahi ( Farmaajo) Waxaana uu si gaar ah ugu hanbalyeeyey dhamaan Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya meel kasta oo ay joogaan isaga oo sidoo kale balan qaaday in uu soo celin doono Horseedii layaqaanay ee laga Cabsoon jirey.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan

(24-2-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa laga dheeli doonaa qaarada yurub Cayaaro aad u xiiso badan oo ku tirsan ...

Arsene Wenger weligiis kuma Guuleysan League Cup balse ogoow inta koob ee kale ee uu qaaday?Sawiro

(24-2-2018) Macalinka Arsenal Arsene Wenger oo Axada soo socota kooxdiisu dheeli doonto Finalka koobka League Cup ayaan weligiisa ...

Cayaaryahan Caan ah oo 17 bilood Garoomada Kubada cagta laga Ganaaxay?

(24-2-2018) Mid ka mid ah Cayaartoyda ugu caansan Caalamka isla Markaana dheelayey koobka iyo koobab kale oo waa ...

Diayaarad uu saarnaa Pep Guardiola oo mudo dheer la xayiray kadib markii laga shakiyey?

(24-2-2018) Warar ay daabaceen warbaahinta qaarkeed ayaa sheegaya in mudo Saacadao ah laxayiray diyaarad qaas oo uu lasocdey ...

Cayaartoy Muhiim ah oo Real Madrid ka maqnaan doona Kulanka Alaves?

(24-2-2018) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo odobaadkaan soo Ciriirsatay kaalinta 3 aad ee Horyaalka La Liga ayaa ...

Jose Mourinho oo si layaab leh uga hadlay Xaalada Paul Pogba?

(24-2-2018) Macalinka kooxda kubada cagta Manchester United Jose Mourinho oo shir Jaraa id qabtay Jimcihii ayaa ka hadlay ...

FIFA oo Go aan ka Gaartay dawadii u dhaxaysey Neymar iyo Barcelona?

(23-2-2018) Xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa Go aan kama dambays ah ka gaaray dacwadii u dhaxaysey ...

Xiriirka FA ga oo Cadeeyey in Pep Guardiola uu Ganaax ku muteysan doono Calaamada Jaalaha ah ee uu Jaakadka ku dhegsado Sabab?Sawiro

(23-2-2018) Xiriirka kubada cagta dalka England ee Magaciisa loosoo gaabiyo FA ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in Macalinka Manchesgter ...

Kooxda PSG oo kulan isugu yeertay Horjoogayaasha Taageerayaasheda kalana hadashay Cayaarta Real Madrid?Sawiro

(23-2-2018) Maamulka Macalimiinta iyo qaar ka mid ah Cayaartoyda  kooxda kubada Cagta PSG ee dalka France ayaa kulan ...

Isku Aadka Wareega 16 ka ee koobka UEFA Europa League iyo Kooxo waa weyn oo isku dhacay

(23-2-2018) Waxaa Maanta lasameeyey isku aadka koobka UEFA Europa League wareegiisa 16 ka waxaana isku soo beegmay kooxo waa ...

Liiska kooxaha u soo baxay Wareega 16 ka koobka Europa League iyo kuwa kaharay?

(23-2-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Liiska kooxaha qaarada yurub ee xaqiijiyey in ay u soo bexeen Wareega ...

Rabshado ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Cayaar katirsan koobka Europa League+Sawiro

(23-2-2018) Waxaa Rabshado aad u xoog badan ka dheceen Cayaar kutirsanayd koobka UEFA Europa League oo dhex martay kooxaha ...

Daawo sawirada Tababarkii Chelsea oo isku diyaarineysa kulanka Manchester United

(23-2-208) Kooda Kubada cagta Chelsea ayaa Samaysey tababar adag oo ay ugu diyaar garoobayaan cayaarta ay Axada wajihi ...

Sergio Ramos oo u dabaal degay Kulankiisii 550 aad ee uu Real Madrid u dheelo

(23-2-2018) Daafaca kooxda kubada cagta Real Madrid Sergio Ramos ayaa siweyn ugu dabaal degay Kulankiisii 550 aad ee ...

Sergi Roberto oo heshiis cusub oo qaali ah u saxiixay Barcelona+Sawiro

(22-2-2018) Daafaca garabka ka Cayaara ee kooxda Barcelona Sergi Roberto ayaa ugu danbayn heshiis cusub lagaaray koodiisa isaga ...