Saturday, February 24th, 2018

Alexis Sanchez oo lasinmay Record Xumaan ah oo uu horay ugu dhigay Manchester United?

Published on February 11, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(12-2-2018) Cayaaryahanka dhawaan ku soo biirey Manchester United ee Alexis Sanchez ayaa lasinmay Record Xumaan ahaa oo uu Horay ugu dhigay Naadigiisa cusub Gaar ahaan Cayaartii ay 1-0 kaga badisay Newcastle United.

Alexis Sanchez oo Arsenal uga biirey Manchester United markii uu galay heshiis kala badalasho ah ayaa Noqdey Cayaaryahanka ugu badan ee qalda booseeshinka kubada ama qalda kubadaha ugu badan waxaana uu dhigay Record Cusub.

Sanchez ayaa Kulankii Huddersfield waxa uu booseeshinka qalday 36 ,mar isaga oo Noqdey Cayaaryahanka ugu badan ee sidaa sameeya dhamaan Cayaartoyda Manchester United hal cayaar waxaana uu lasinmay Record kaas cayaartii Newcastle United.oo uu sidoo kale qalday 36 mar.

Alexis Sanchez possession lost v opponents VS Huddersfield (H) –

36 times VS Newcastle (A) – 3

6 times VS Tottenham (A) – 22 times VS

Yeovil Town (A) – 31 times

NEWCASTLE UPON TYNE, ENGLAND – FEBRUARY 11: Alexis Sanchez of Manchester United reacts during the Premier League match between Newcastle United and Manchester United at St. James Park on February 11, 2018 in Newcastle upon Tyne, England. (Photo by Robbie Jay Barratt – AMA/Getty Images)

 

R

 

 

 

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan

(24-2-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa laga dheeli doonaa qaarada yurub Cayaaro aad u xiiso badan oo ku tirsan ...

Arsene Wenger weligiis kuma Guuleysan League Cup balse ogoow inta koob ee kale ee uu qaaday?Sawiro

(24-2-2018) Macalinka Arsenal Arsene Wenger oo Axada soo socota kooxdiisu dheeli doonto Finalka koobka League Cup ayaan weligiisa ...

Cayaaryahan Caan ah oo 17 bilood Garoomada Kubada cagta laga Ganaaxay?

(24-2-2018) Mid ka mid ah Cayaartoyda ugu caansan Caalamka isla Markaana dheelayey koobka iyo koobab kale oo waa ...

Diayaarad uu saarnaa Pep Guardiola oo mudo dheer la xayiray kadib markii laga shakiyey?

(24-2-2018) Warar ay daabaceen warbaahinta qaarkeed ayaa sheegaya in mudo Saacadao ah laxayiray diyaarad qaas oo uu lasocdey ...

Cayaartoy Muhiim ah oo Real Madrid ka maqnaan doona Kulanka Alaves?

(24-2-2018) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo odobaadkaan soo Ciriirsatay kaalinta 3 aad ee Horyaalka La Liga ayaa ...

Jose Mourinho oo si layaab leh uga hadlay Xaalada Paul Pogba?

(24-2-2018) Macalinka kooxda kubada cagta Manchester United Jose Mourinho oo shir Jaraa id qabtay Jimcihii ayaa ka hadlay ...

FIFA oo Go aan ka Gaartay dawadii u dhaxaysey Neymar iyo Barcelona?

(23-2-2018) Xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa Go aan kama dambays ah ka gaaray dacwadii u dhaxaysey ...

Xiriirka FA ga oo Cadeeyey in Pep Guardiola uu Ganaax ku muteysan doono Calaamada Jaalaha ah ee uu Jaakadka ku dhegsado Sabab?Sawiro

(23-2-2018) Xiriirka kubada cagta dalka England ee Magaciisa loosoo gaabiyo FA ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in Macalinka Manchesgter ...

Kooxda PSG oo kulan isugu yeertay Horjoogayaasha Taageerayaasheda kalana hadashay Cayaarta Real Madrid?Sawiro

(23-2-2018) Maamulka Macalimiinta iyo qaar ka mid ah Cayaartoyda  kooxda kubada Cagta PSG ee dalka France ayaa kulan ...

Isku Aadka Wareega 16 ka ee koobka UEFA Europa League iyo Kooxo waa weyn oo isku dhacay

(23-2-2018) Waxaa Maanta lasameeyey isku aadka koobka UEFA Europa League wareegiisa 16 ka waxaana isku soo beegmay kooxo waa ...

Liiska kooxaha u soo baxay Wareega 16 ka koobka Europa League iyo kuwa kaharay?

(23-2-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Liiska kooxaha qaarada yurub ee xaqiijiyey in ay u soo bexeen Wareega ...

Rabshado ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Cayaar katirsan koobka Europa League+Sawiro

(23-2-2018) Waxaa Rabshado aad u xoog badan ka dheceen Cayaar kutirsanayd koobka UEFA Europa League oo dhex martay kooxaha ...

Daawo sawirada Tababarkii Chelsea oo isku diyaarineysa kulanka Manchester United

(23-2-208) Kooda Kubada cagta Chelsea ayaa Samaysey tababar adag oo ay ugu diyaar garoobayaan cayaarta ay Axada wajihi ...

Sergio Ramos oo u dabaal degay Kulankiisii 550 aad ee uu Real Madrid u dheelo

(23-2-2018) Daafaca kooxda kubada cagta Real Madrid Sergio Ramos ayaa siweyn ugu dabaal degay Kulankiisii 550 aad ee ...

Sergi Roberto oo heshiis cusub oo qaali ah u saxiixay Barcelona+Sawiro

(22-2-2018) Daafaca garabka ka Cayaara ee kooxda Barcelona Sergi Roberto ayaa ugu danbayn heshiis cusub lagaaray koodiisa isaga ...