Saturday, February 24th, 2018

Daawo Goos gooska iyo sawirada Tottenham oo Wacdaro ku dhigtay Juventus

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(14-2-2018) Kooxda Tottenham ayaa ka soo kabatay oo barbar dhac ku qasabtay kooxda Juventus kadib mashaqo ay ugu bilaabatay ciyaartii is araga koobaad ee wareega 16 dhamaadka horyaalka Yurub ee Champions League oo marti ay ku ahayd magaalada Turin, wadanka Talyaaniga.

Tabobare Mauricio Pochettino kooxda uu hogaamiyo ayaa lagaga hor maray 2 gool, 10 kii daqiiqo ee ugu horeeyey kulanka, kadib markii Gonzalo Higuain uu goolka koobaad daqiiqadii 2 aad ka xareeyey ka hor intii aanu gool labaad oo rigoodhe ahna u raacinin kubaddii xanaaqada Ben Davies kula kacay Federico Bernardeschi.

Laakiin, Harry Kane ayaa hormuud ka noqday dib u kabashada Spurs, kubad uu si fudud ula daba maray goolwade Gianluigi Buffon ayaanu shabaqa ku shubay taas oo uu u soo gacan galiyey Deli Alli, waxaanay Juve nasiibdaro ku habsatay qaybtii hore dhamaadkeedii, iyadoo la sugayo siidhigii u dambeeyey, rigoodhe loo dhigay markii uu khasaariyey oo uu birta qabadsiiyey Higuain.

Naadiga Spurs ayaa ciyaarta isaga maamulanayay siday doonaan, waxaanay muquuniyeen kooxda Talyaaniga ahayd, isla markaana garoonkeeda martida loogu ahaa, taas darteed, ayaana u saamaxday inay helaan goolkii barbar dhaca, waxaana u saxeexay laacibkooda Christian Eriksen, laag xor ah oo uu ganay ayaanu xoog ku dhaafiyey goolwade Buffon.

Ciyaarta is araga labaad ee labada kooxood ayaa 7 da bisha March ku dhex mari doonta garoonka Wembley ee caasimada wadanka Ingiriiska ee London.

MATCH FACTS, PLAYER RATINGS AND MATCH ZONE

 Juventus (4-2-3-1): Buffon; De Sciglio, Benatia, Chiellini, Alex Sandro; Khedira (Bentancur 66), Pjanic; Bernardeschi,  Douglas Costa (Asamoah 90), Mandzukic (Sturaro 76); Higuain.

Subs not used: Szczesny, Rugan, Marchisio, Muratore.

Goals: Higuain 2, 9

Missed penalty: Higuain 45+2

Bookings: Benatia, Higuain, Bentancur

Tottenham (4-2-3-1): Lloris; Aurier, Sanchez, Vertonghen, Davies; Dier, Dembele; Eriksen (Wanyama 90), Dele (Son Heung-Min 85), Lamela (Lucas 89); Kane.

Subs not used: Gazzaniga, Trippier, Rose, Sissoko.

Goals: Kane 35, Eriksen 72

Bookings: Davies, Aurier

Referee: Felix Brych

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan

(24-2-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa laga dheeli doonaa qaarada yurub Cayaaro aad u xiiso badan oo ku tirsan ...

Arsene Wenger weligiis kuma Guuleysan League Cup balse ogoow inta koob ee kale ee uu qaaday?Sawiro

(24-2-2018) Macalinka Arsenal Arsene Wenger oo Axada soo socota kooxdiisu dheeli doonto Finalka koobka League Cup ayaan weligiisa ...

Cayaaryahan Caan ah oo 17 bilood Garoomada Kubada cagta laga Ganaaxay?

(24-2-2018) Mid ka mid ah Cayaartoyda ugu caansan Caalamka isla Markaana dheelayey koobka iyo koobab kale oo waa ...

Diayaarad uu saarnaa Pep Guardiola oo mudo dheer la xayiray kadib markii laga shakiyey?

(24-2-2018) Warar ay daabaceen warbaahinta qaarkeed ayaa sheegaya in mudo Saacadao ah laxayiray diyaarad qaas oo uu lasocdey ...

Cayaartoy Muhiim ah oo Real Madrid ka maqnaan doona Kulanka Alaves?

(24-2-2018) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo odobaadkaan soo Ciriirsatay kaalinta 3 aad ee Horyaalka La Liga ayaa ...

Jose Mourinho oo si layaab leh uga hadlay Xaalada Paul Pogba?

(24-2-2018) Macalinka kooxda kubada cagta Manchester United Jose Mourinho oo shir Jaraa id qabtay Jimcihii ayaa ka hadlay ...

FIFA oo Go aan ka Gaartay dawadii u dhaxaysey Neymar iyo Barcelona?

(23-2-2018) Xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa Go aan kama dambays ah ka gaaray dacwadii u dhaxaysey ...

Xiriirka FA ga oo Cadeeyey in Pep Guardiola uu Ganaax ku muteysan doono Calaamada Jaalaha ah ee uu Jaakadka ku dhegsado Sabab?Sawiro

(23-2-2018) Xiriirka kubada cagta dalka England ee Magaciisa loosoo gaabiyo FA ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in Macalinka Manchesgter ...

Kooxda PSG oo kulan isugu yeertay Horjoogayaasha Taageerayaasheda kalana hadashay Cayaarta Real Madrid?Sawiro

(23-2-2018) Maamulka Macalimiinta iyo qaar ka mid ah Cayaartoyda  kooxda kubada Cagta PSG ee dalka France ayaa kulan ...

Isku Aadka Wareega 16 ka ee koobka UEFA Europa League iyo Kooxo waa weyn oo isku dhacay

(23-2-2018) Waxaa Maanta lasameeyey isku aadka koobka UEFA Europa League wareegiisa 16 ka waxaana isku soo beegmay kooxo waa ...

Liiska kooxaha u soo baxay Wareega 16 ka koobka Europa League iyo kuwa kaharay?

(23-2-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Liiska kooxaha qaarada yurub ee xaqiijiyey in ay u soo bexeen Wareega ...

Rabshado ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Cayaar katirsan koobka Europa League+Sawiro

(23-2-2018) Waxaa Rabshado aad u xoog badan ka dheceen Cayaar kutirsanayd koobka UEFA Europa League oo dhex martay kooxaha ...

Daawo sawirada Tababarkii Chelsea oo isku diyaarineysa kulanka Manchester United

(23-2-208) Kooda Kubada cagta Chelsea ayaa Samaysey tababar adag oo ay ugu diyaar garoobayaan cayaarta ay Axada wajihi ...

Sergio Ramos oo u dabaal degay Kulankiisii 550 aad ee uu Real Madrid u dheelo

(23-2-2018) Daafaca kooxda kubada cagta Real Madrid Sergio Ramos ayaa siweyn ugu dabaal degay Kulankiisii 550 aad ee ...

Sergi Roberto oo heshiis cusub oo qaali ah u saxiixay Barcelona+Sawiro

(22-2-2018) Daafaca garabka ka Cayaara ee kooxda Barcelona Sergi Roberto ayaa ugu danbayn heshiis cusub lagaaray koodiisa isaga ...