Saturday, February 24th, 2018

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Bandhigii Goolasha Liverpool iyo Jabkii Gaaray FC Porto

Published on February 14, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(15-2-2018) Cayaaryahanka dalka Senegal ee Sadio Mane ayaa saddexley is raaciyey ciyaar Liverpool ay hoosta kaga xariiqday markii u horaysay ciyaar heerka isreeb reebka tooska ah ee Champions League ah todoba sanadood kadib markii ay sida daadka ugu fatahday kooxda Porto is aragii koobaad ee 16 dhamaadka horyaalka naadiyada Yurub.

Mane ayaa daah furay gool dhalinta markii uu ku fashilmay goolwade Jose Sa inuu qabsado shaqadiisa rasmiga ah kana baxay xayndaabka.

Mohamed Salah ayaa si qurux badan jidhkiisa inta badan ku daa-dahaystay kubadda si uu shabaqa ugu shubo goolka labaad ka hor intii aanu Mane u saddexaynin.

Roberto Firmino ayaa kadib kubad uu soo jebiyey James Milner ku xareeyey shabaqa, waxaana ugu dambeyn dhamaystiray saddex gooleyda uu ciyaarta ka dhaliyey Mane.

Porto laba ciyaarood oo kaliya ayaa laga badiyey dhamaan tartamada oo dhan xili ciyaareedkan, wixii ka horeeyey ciyaartan gumaysiga Liverpool ku habsaday.

Otavio ayaa helay fursadii ugu fiicnayd ee soo marta kooxda reer Portugal taas oo ahayd dhamaadka qaybtii koobaad ee ciyaarta, laakiin kubaddii uu ganay waxay inyar dacal martay birta.

Liverpool waxay rajaynaysaa inay dhamaystirto shaqada u hadhsan oo aad moodo inay aad u fududahay, kulanka lugta labaad ee ay Porto ku soo dhawayn doonto garoonkeedat Anfield Khamiis, 6 March.

MATCH FACTS, PLAYER RATINGS AND MATCH ZONE

Porto (4-2-3-1): Sa: Ricardo, Marcano, Reyes, Telles: Herrera, Oliveira: Marega: Otavio (Corona 45), Brahimi (Waris 62): Soares (Pacencia 74)

Subs not used: Casillas, Pereira, Parades, Torres

Manager: Sergio Conceicao

Liverpool (4-3-3): Karius: Alexander-Arnold (Gomez 79), Van Dijk, Lovren, Moreno: Wijnaldum, Henderson (Matip 75), Milner: Salah, Firmino (Ings 80), Mane

Subs not used: Mignolet, Moreno, Lallana, Oxlade-Chamberlain

Goalscorers: Mane 25, 53, 85, Salah 29, Firmino 69

Manager: Jurgen Klopp

Referee: Daniele Orsato

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan

(24-2-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa laga dheeli doonaa qaarada yurub Cayaaro aad u xiiso badan oo ku tirsan ...

Arsene Wenger weligiis kuma Guuleysan League Cup balse ogoow inta koob ee kale ee uu qaaday?Sawiro

(24-2-2018) Macalinka Arsenal Arsene Wenger oo Axada soo socota kooxdiisu dheeli doonto Finalka koobka League Cup ayaan weligiisa ...

Cayaaryahan Caan ah oo 17 bilood Garoomada Kubada cagta laga Ganaaxay?

(24-2-2018) Mid ka mid ah Cayaartoyda ugu caansan Caalamka isla Markaana dheelayey koobka iyo koobab kale oo waa ...

Diayaarad uu saarnaa Pep Guardiola oo mudo dheer la xayiray kadib markii laga shakiyey?

(24-2-2018) Warar ay daabaceen warbaahinta qaarkeed ayaa sheegaya in mudo Saacadao ah laxayiray diyaarad qaas oo uu lasocdey ...

Cayaartoy Muhiim ah oo Real Madrid ka maqnaan doona Kulanka Alaves?

(24-2-2018) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo odobaadkaan soo Ciriirsatay kaalinta 3 aad ee Horyaalka La Liga ayaa ...

Jose Mourinho oo si layaab leh uga hadlay Xaalada Paul Pogba?

(24-2-2018) Macalinka kooxda kubada cagta Manchester United Jose Mourinho oo shir Jaraa id qabtay Jimcihii ayaa ka hadlay ...

FIFA oo Go aan ka Gaartay dawadii u dhaxaysey Neymar iyo Barcelona?

(23-2-2018) Xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa Go aan kama dambays ah ka gaaray dacwadii u dhaxaysey ...

Xiriirka FA ga oo Cadeeyey in Pep Guardiola uu Ganaax ku muteysan doono Calaamada Jaalaha ah ee uu Jaakadka ku dhegsado Sabab?Sawiro

(23-2-2018) Xiriirka kubada cagta dalka England ee Magaciisa loosoo gaabiyo FA ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in Macalinka Manchesgter ...

Kooxda PSG oo kulan isugu yeertay Horjoogayaasha Taageerayaasheda kalana hadashay Cayaarta Real Madrid?Sawiro

(23-2-2018) Maamulka Macalimiinta iyo qaar ka mid ah Cayaartoyda  kooxda kubada Cagta PSG ee dalka France ayaa kulan ...

Isku Aadka Wareega 16 ka ee koobka UEFA Europa League iyo Kooxo waa weyn oo isku dhacay

(23-2-2018) Waxaa Maanta lasameeyey isku aadka koobka UEFA Europa League wareegiisa 16 ka waxaana isku soo beegmay kooxo waa ...

Liiska kooxaha u soo baxay Wareega 16 ka koobka Europa League iyo kuwa kaharay?

(23-2-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Liiska kooxaha qaarada yurub ee xaqiijiyey in ay u soo bexeen Wareega ...

Rabshado ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Cayaar katirsan koobka Europa League+Sawiro

(23-2-2018) Waxaa Rabshado aad u xoog badan ka dheceen Cayaar kutirsanayd koobka UEFA Europa League oo dhex martay kooxaha ...

Daawo sawirada Tababarkii Chelsea oo isku diyaarineysa kulanka Manchester United

(23-2-208) Kooda Kubada cagta Chelsea ayaa Samaysey tababar adag oo ay ugu diyaar garoobayaan cayaarta ay Axada wajihi ...

Sergio Ramos oo u dabaal degay Kulankiisii 550 aad ee uu Real Madrid u dheelo

(23-2-2018) Daafaca kooxda kubada cagta Real Madrid Sergio Ramos ayaa siweyn ugu dabaal degay Kulankiisii 550 aad ee ...

Sergi Roberto oo heshiis cusub oo qaali ah u saxiixay Barcelona+Sawiro

(22-2-2018) Daafaca garabka ka Cayaara ee kooxda Barcelona Sergi Roberto ayaa ugu danbayn heshiis cusub lagaaray koodiisa isaga ...