Saturday, February 24th, 2018

Imisa lacag ah ayey ku fadhiyaan Cayaartoyda Caawa isaga hor imaan doonta Estadio Santiago Bernabeu

Published on February 14, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(14-2-2018) Inta badan ciyaartooyda ugu qaalisan ciyaartooyda kubada cagta ayaa caawa isaga hor imaan doona garoonka Bernabue ee kooxda Real Madrid oo ay ku balansanyihiin kooxaha Los Blancos iyo PSG.

Dhamaan xidigaha caawa ku coltami doona Bernabue ayaa ku fadhiya lacag dhan 1.2 Bilyann oo Euros waana kulan lacagtu ay door weyn ka qaadan doonto kooxdii guuleysata.

Labada madaxweyne ee Florentino Perez iyo Nasser Al-Khalifi ayaa qarashaad waali ah ku bixiyay kooxahooda si ay uga dhigaan kuwa ugu sareeya guud ahaan qaarada yurub

Real Madrid ayaa 23 ciyaartooy oo ay u soo xusheen in ay kaga hor tagaan PSG waxay ku fadhiyaan qiimo dhan 469 Milion Euros.

Cayaartooyda ugu qaalisan Real Madrid.

Cristiano Ronaldo 96 Milion oo Euro

Gareth Bale 91 Milion oo Euro

Karim Benzema 35 Milion oo Euro

Matteo Kovacic 31 Milion oo Euro

Luka Modric 30 Milion oo Euro

Isco 30 Milion oo Euro

Toni Kroos 30 Milion oo Euro

Theo Hernandez 28 Milion oo Euro

Sergio Ramos 27 Milion oo Euro

Dani Ceballos 16.5 Milion oo Euro

Sidoo kale kooxda PSG ayaa lacago cufan xili ciyaareedkan ku bixisay sidii ay ku xoojin lahayd safkeeda waxaana kooxdaasi wadar ahaan xidigaha weerarka kaga ciyaaraya ay ku fadhiyaan aduun dhan 466 Milion oo Euro

Cayaartooyda ugu qaalisan Paris Saint Germain

Neymar 222 Milion oo Euro

Kylian Mbappe 180 Milion oo Euro

Edinson Cavani 65.5 Milion oo Euro

Angel Di Maria 63 Milion oo Euro

Thiago Silva 42 Milion oo Euro

Javier Pastore 42 Milion oo Euro

Julian Draxler 40 Milion oo Euro

Marquinhos 31.4  Milion oo Euro

Lyvin Kurzawa 25 Milion oo Euro

Yuri 16 Milion oo Euro

Kulanka caawa xidigo fara badan oo aan kor ku soo xusnay ayaa taam u ah in ay ciyaaraan waxayna ka dhigantahay in kulankan uu kulmiyay magacyada ugu qaalisan kubada cagta.

Safafka labada kooxood iyo qiimaha xidig waliba.

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Dhamaan Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan

(24-2-2018) Waxaa Galabta iyo Caawa laga dheeli doonaa qaarada yurub Cayaaro aad u xiiso badan oo ku tirsan ...

Arsene Wenger weligiis kuma Guuleysan League Cup balse ogoow inta koob ee kale ee uu qaaday?Sawiro

(24-2-2018) Macalinka Arsenal Arsene Wenger oo Axada soo socota kooxdiisu dheeli doonto Finalka koobka League Cup ayaan weligiisa ...

Cayaaryahan Caan ah oo 17 bilood Garoomada Kubada cagta laga Ganaaxay?

(24-2-2018) Mid ka mid ah Cayaartoyda ugu caansan Caalamka isla Markaana dheelayey koobka iyo koobab kale oo waa ...

Diayaarad uu saarnaa Pep Guardiola oo mudo dheer la xayiray kadib markii laga shakiyey?

(24-2-2018) Warar ay daabaceen warbaahinta qaarkeed ayaa sheegaya in mudo Saacadao ah laxayiray diyaarad qaas oo uu lasocdey ...

Cayaartoy Muhiim ah oo Real Madrid ka maqnaan doona Kulanka Alaves?

(24-2-2018) Kooxda kubada Cagta Real Madrid oo odobaadkaan soo Ciriirsatay kaalinta 3 aad ee Horyaalka La Liga ayaa ...

Jose Mourinho oo si layaab leh uga hadlay Xaalada Paul Pogba?

(24-2-2018) Macalinka kooxda kubada cagta Manchester United Jose Mourinho oo shir Jaraa id qabtay Jimcihii ayaa ka hadlay ...

FIFA oo Go aan ka Gaartay dawadii u dhaxaysey Neymar iyo Barcelona?

(23-2-2018) Xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa Go aan kama dambays ah ka gaaray dacwadii u dhaxaysey ...

Xiriirka FA ga oo Cadeeyey in Pep Guardiola uu Ganaax ku muteysan doono Calaamada Jaalaha ah ee uu Jaakadka ku dhegsado Sabab?Sawiro

(23-2-2018) Xiriirka kubada cagta dalka England ee Magaciisa loosoo gaabiyo FA ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in Macalinka Manchesgter ...

Kooxda PSG oo kulan isugu yeertay Horjoogayaasha Taageerayaasheda kalana hadashay Cayaarta Real Madrid?Sawiro

(23-2-2018) Maamulka Macalimiinta iyo qaar ka mid ah Cayaartoyda  kooxda kubada Cagta PSG ee dalka France ayaa kulan ...

Isku Aadka Wareega 16 ka ee koobka UEFA Europa League iyo Kooxo waa weyn oo isku dhacay

(23-2-2018) Waxaa Maanta lasameeyey isku aadka koobka UEFA Europa League wareegiisa 16 ka waxaana isku soo beegmay kooxo waa ...

Liiska kooxaha u soo baxay Wareega 16 ka koobka Europa League iyo kuwa kaharay?

(23-2-2018) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Liiska kooxaha qaarada yurub ee xaqiijiyey in ay u soo bexeen Wareega ...

Rabshado ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Cayaar katirsan koobka Europa League+Sawiro

(23-2-2018) Waxaa Rabshado aad u xoog badan ka dheceen Cayaar kutirsanayd koobka UEFA Europa League oo dhex martay kooxaha ...

Daawo sawirada Tababarkii Chelsea oo isku diyaarineysa kulanka Manchester United

(23-2-208) Kooda Kubada cagta Chelsea ayaa Samaysey tababar adag oo ay ugu diyaar garoobayaan cayaarta ay Axada wajihi ...

Sergio Ramos oo u dabaal degay Kulankiisii 550 aad ee uu Real Madrid u dheelo

(23-2-2018) Daafaca kooxda kubada cagta Real Madrid Sergio Ramos ayaa siweyn ugu dabaal degay Kulankiisii 550 aad ee ...

Sergi Roberto oo heshiis cusub oo qaali ah u saxiixay Barcelona+Sawiro

(22-2-2018) Daafaca garabka ka Cayaara ee kooxda Barcelona Sergi Roberto ayaa ugu danbayn heshiis cusub lagaaray koodiisa isaga ...