Friday, January 18th, 2019

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo Mar Kale Hogaanka Si Ku Meel Gaadh ah U Qabatay Maanta.

Published on December 15, 2018 by   ·   No Comments  ·  

(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ahayd ciyaartii 17aad ee horyaalka dalka.

Manchester city ayaa ugu yaraan hal maalin sii hayndoonta hogaanka ilaa iyo inta ay ka wada ciyaaridoonaan Liverpool iyo Manchester United oo bari axada ku wada ciyaaridoona garoonka Anfield, ciyaartaa ayaa hadii ay badiso kooxda man united ama ay ciyaartu noqoto mid barbar dhac ah ay noqon doonto mid ay sidaa ku hayn doonto hogaanka Manchester City.

City ayaa maanta ciyaar qurux badan la timi iyadoo ciyaaryahanka  Gabriel Jesus uu dhaliyey laba gool isagoo soo gababeeyey abaartii gool la’aanta ee ka haystatay Premier League,  isagoo labad gool kala dhaliyey daqiiqadii 22aad iyo daqiiqadii 50aad halka uu goolka saddexaadna uu dhaliyey Raheem Sterling oo dhaliyey daqiiqadii 69aad  isagoo ciyaarta ku soo galay bedal halka goolka madiga ah ee Everton ay dhalisay daqiiqadii 65aad waxaana u saxeexay laacibkooda afka hore ugu ciyaara ee  Dominic Calvert Lewin waxayna ciyaartu ku dhamaatay 3:1 ay guudhu ku raacday kooxda Manchester City oo gurigeeda ku ciyaaraysay.

Guudha ay maanta gaadhay kooxdan city ayaa waxa ay noqonaysaa ciyaartii 10aad ee ay ku ciyaaraan gurigooda oo dhamaantood ay wada badiyeen, tan iyo intii uu socday horyaalku ayaa city laga badiyey hal kulan oo kaliya halka ay galeen laba barbar dhac ah halka 14ka kulan ee kale ay badiyeen.

MATCH FACTS, LIVE LEAGUE TABLE AND MATCH ZONE

MANCHESTER CITY (4-3-3): Ederson 6; Walker 6, Otamendi 6, Laporte 6, Delph 5.5; Gundogan 7, Fernandinho 7, Bernardo Silva 5; Mahrez 6.5 (De Bruyne 75, 6), Gabriel Jesus 7.5, Sane 7 (Sterling 66, 7).

SUBS NOT USED: Muric, Stones, Foden, Zinchenko, Aguero

GOALS: Gabriel Jesus 22, 50, Sterling 68

BOOKING: Delph

MANAGER: Pep Guardiola

EVERTON (5-3-2): Pickford 6; Coleman 6 (Walcott 57, 6), Keane 6, Zouma 5, Mina 5, Digne 6; Gomes 6, Bernard 5 (Lookman 57, 7.5), Sigurdsson 5 (Davies 81); Calvert-Lewin 6.5, Richarlison 5.

SUBS NOT USED: Stekelenburg, Baines, Tosun, Schneiderlin

GOALS: Calvert-Lewin 66

BOOKINGS: Digne, Calvert-Lewin

MANAGER: Marco Silva

REFEREE: Craig Pawson 6.

MAN OF THE MATCH: Gabriel Jesus

Qalinka Cayaaraha Xafiiska Wararka Muqdisho

E-mail: info@qalinkacayaaraha.com

Wararka Maanta

Madaxweynaha Ac Milan Paolo Scaroni Oo Dhac Layaab Leh Loo Geystay & Haweeney Qaab Cajiib Ah Garab Usiisay Dambiilaha.

(16-12-2018) Madaxweynaha kooxda Ac Milan Paolo Scaroni ayaa lagu soo waramayaa in laga xaday jimcadii shalay aheyd boorso ...

Macalinka Kooxda Liverpool Jurgen Klopp oo Ka Hadlay Jose Mourinho Ka Hor Ciyaarta Manchester United iyo Liverpool

(16-12-2018) Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhigiisa Manchester United ee Jose Mourinho iyo ciyaarta ay ...

Khabiirada Shabakadda Mirror Football Oo Isku Khilaafay Shaxda Isku Dhaf Ah Kulanka Liverpool vs Man United – Mid Walba Shax Ayuu Doortay!

(16-12-2018) Kulanka ugu weyn England ayaa berito dhici doona, waana kulan aan laga mideysneyn aragtida laga aaminsan yahay, ...

Wiilkii Uu Dunida Kaga Tegay Feedhyahankii Muslimka Ahaa Ee Mohamed Ali Oo Qarka U Saaran Inuu Dawarsado Ama Tuugsado Sabab?

(16-12-2018) Wiilka kaliya ee uu dhalay feedhyahankii Muslimka ahaa ee Muhammad Ali ayaa ku sugan xaalad nololeed oo ...

Wanda Nara Oo Diyaarinaysa Qandaraas Dabar Ku Noqonaya Mauro Icardi

(16-12-2018) Wanda Nara oo ah xaaska iyo Wakiilka ciyaartoyga reer Argentina ee Mauro Icardi oo afka hore uga ...

Farriintii Uu Diego Costa U Diray Arsenal Markii Uu Dhaawacay Laurent Koscielny Iyo Qaabkii Axmaqnimada Ahaa Ee Uu Isku Difaacay

(16-12-2018) Difaaca Arsenal ee Laurent Koscielny ayaa shaaciyey inuu u bilaabmay wax uu ugu yeedhay ‘Cutubka Cusub Ee ...

Barcelona Oo Baadi Goobaysa Beddelka Luis Suarez Iyo Xiddigaha Ay Isha Ku Hayso

(16-12-2018) Luis Suarez hadda da’diisu waxay noqotay 32 jir, waxaana kooxdiisa Barcelona u muuqatay in ay u baahan ...

Daawo Goos Gooska iyo Sawirada Manchester City oo Mar Kale Hogaanka Si Ku Meel Gaadh ah U Qabatay Maanta.

(15-12-2018) Cayaar ay maanta wada ciyaareen kooxda Manchester City iyo kooxda Everton oo ahayd horyaalka dalka ingiriiska oo ...

Layaab!: Boqortooyada Kuwait oo la ogaadey in ay lacag ka dhacday Cayaartoy waa weyn oo magac leh

(15-12-2018) Lix bilood kaddib markii dalka Kuwait uu martigeliyey ciyaar ay iskugu yimaaddeen xiddigaha waaweyn ee dunida oo ...

Dhamaan Kulamada Sabtiga iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan?

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa dhamaan Cayaaraha dhici doona Sabtiga ee ku tirsan Horyaalada kala duwan ee qaarada ...

Halyeygii Manchester United Ee Willie Morgan Oo Magacaabay Afarta Ciyaartoy Ee Uu Doonayo In Kooxdiisa Hore Iska Iibiso Bisha January

(15-12-2018) Halyeygii Manchester United ee Willie Morgan ayaa aaminsan in tababaraha kooxdaas Jose Mourinho ay tahay inuu iibiyo ...

May Ahayn In Arsenal Loo Ogolaado Inay Ciyaarto Europa League – Tababaraha Qarabag Oo Dood Cajiib Ah Bedka Keenay Kaddib Guushii Gunners Sabab?

(15-12-2018) Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa sii wadda guul-darro la’aanta xidhiidhka ah, waxaanay xalay 1-0 ku muquunisay naadiga ...

Qorshaha Jose Mourinho Ku Qaban Doono Salah, Mane & Firmino, Dhibaatada Difaaca Ee Haysata Iyo Sida Uu U Kala Xulan Doono Xiddigaha Uu Haysto

(15-12-2018) Manchester United ayaa Axadda safar ugu tegaysa Liverpool oo kulankooda ugu horreeya xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier ...

Cristiano Ronaldo Oo Markale looga yeeray Maxkamad dalka Spain ah iyo Ciqaabta uu lakulmi doono?

(15-12-2018) Maxkamad ku taalla dalka Spain ayaa go’aamisay xilliga ay dhegaysan doonto dacwad la xidhiidha lunsi cashuuro oo ...

Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018

(15-12-2018) Waxaan idiin soo Gudbineynaa Magacayada iyo Sawirada 5 ta Cayaaryahan ee dhalisay Goolasha ugu badan Sanadkaan 2018 kaas ...