Monday, July 24th, 2017

Horyaalada

Rasmi: Juventus oo lasoo Wareegtay Xiddiga Federico Bernardeschi

(24-7-2017) Kooxda kubada Cagta Juventus ee dalka Talyaaniga ayaa soo bandhigtay heshiiska ay lagaleen Kubada sameeyaha da.da yar ee dalka Talyaaniga Federico Bernardeschi kaas oo ay kala ...

More Horyaalada News

Eric Bailly oo aan dheeli doonin kulanka Real Madrid iyo Cayaaraha ugu horeeya ee Champions League

(24-7-2017) Xiriirka kubada Cagta qaarada yurub ee UEFA ayaa soo saaray Ganaax 3 Cayaarood ah oo la saaray daafaca Manchester Unitd ...

Javier Hernandez oo soo gaaray Magaalada London si loo dhamaystiro heshiiskiisa+Sawiro

(24-7-2017)Weeraryahankii hore ee kooxda kubada Cagta Manchester United Javier Hernandez ayaa ka soo degay Garoonka diyaaradaha Magaalada London halkaa oo uu ...

Taageerayaasha Barcelona Ee Maraykanka Oo Buuga Dhacdooyinka Dunida – Lagu Daray

(24-7-2017) Naadiga Barcelona oo safar ku maraya wadanka Maraykanka, ayaa la kulmay oo goob joog ka ahaa, Dhacdo ay taageerayaasheedu ku ...

Goolhayihii Xulka Braziil koobka aduunka 1982 dii oo Geeriyoodey

(24-7-2017) Goolhayihii Xulka qaranka Braziil u dheeley koobka aduunka 1982 dii Waldir Peres,ayaa geeriyoodey kadib markii uu Wadnuhu u istaagay silama ...

Chelsea oo Xaqiijisey in Pedro dhaawac kuseegi doono dhamaan Kulamada Saaxiibtinimo ee ay dheeli doonaan

(24-7-2017) Kooxda kubada Cagta Chelsea ayaa Xaqiijisey in Cayaaryahankooda dalka Spain ee Pedro uu dhaawac ku seegi doono dhamaan kulamada saaxiibtinimo ...

Dhamaan Kooxaha Premier League Cayaartoyda ay soo qaateen iyo Kuwa kategay ilaa hadda?

(24-7-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal dhamaan 20 ka kooxood ee ka dheelaya Horyaalka Premier League dalka England Cayaartoyda ay Rasmiyan ula ...

Jose Mourinho oo Go aan ka gaaray Mustaqbalka David de Gea?

(24-7-2017) Macalinka kooxda kubada Cagta Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in Goolhayaha u dhashay dalka Spain ee David ...

Kani waa Benjamin Mendy oo u duulay Los Angeles si uu ugu biiro Manchester City+Sawiro

(24-7-2017) Cayaaryahanka kooxda Monaco ee Benjamin Mendy ayaa lacadeeyey in uu u safray dalka Maraykanka Gaar ahaan Magaalada Los Angeles si uu ugu ...

Chelsea oo sheegtay in Antonio Candreva uu ku soo jeedo kooxdaas

(24-7-2017) Kooxda dalka England ee Chelsea ayaa shaacisay in ay Wadahadalo kula jiraan Xiddiga garabka ka dheela ee Antonio Candreva kaas ...

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!

Ku Soo Biir Sxb-deena FB

  • Riix Halkan Hoose

    .

    Africa

    Koobka Africa oo labadalay Xiligii la qaban jirey lana Kordhiyey dalalka dheelaya

    (21-7-2017) Shirkii ay isugu yimaadeen dalalka qaarada Africa ...

    DEG DEG: Xulkii Qaranka Djibouti Ee Kubadda Cagta Oo La Kala Diray Iyo Sababta……?

    (20-7-2017) Xidhiidhka kubadda cagta wadanka Djibouti ee magaciisa ...

    Magacyada iyo Sawirada 6 da cayaaryahan ee ilkahoodii kuwaayey iyaga oo Garoon kujira?

    (20-7-2017) Waxaan idiin soo gudbineynaa Magacyada iyo Sawirada ...

    Qorshe lagu badalayo xiliga la dheelo koobka Africa oo socda si loo dhameeyo muranka kooxaha yurub

    (19-7-2017) Shirka dalalka Africa uga socda dalka Morocco ...

    Kooxda Dekedda oo shan farood iyo Calaacal isaga reebtay Elman qarkana u saaran ku Guuleysiga Horyaalka Soomaaliya

    (18-7-2017) Kulan xiiso badan ayaa galabta ka dhacay ...

    Xidiga Soomaaliyeed ee kooxda Chelsea Mukhtar Ali oo heshiis rasmi ah lagaaray kooxda dalka Holland ee Vitesse Arnhem.

    (18-7-2017) Cayaaryahanka Soomaaliyeed ee u dheelayey kooxda Chelsea Mukhtar ...

    Haweenay 101 jir Ah Oo Dunida Rikoor Cusub U Dhigtay – Orodka Fagaxda 100 ka mitir

    (18-7-2017) Julia Hawkins oo jirta 101 sanno, ayaa ...

    Daawo Sawirada Wayne Rooneey iyo Kooxdiisa oo lagu soo dhaweeyey dalka Tanzania

    (12-7-2017) Waxaa dalka Tanzania soo gaaray kooxda kubada Cagta ...

    FIFA ayaa soo saartay Magacyada 20 ka dal ee ugu fiican kubada Cagta Caalamka

    (06-07-2017) Xiriirka kubada Cagta Calaamka ayaa Maanta soo ...

    Shabakedda Qalinkacayaaraha oo idin leh Ciid Wanaagsan

    (24-6-2017) Shabakeda qalinkacayaaraha ayaa dhamaan aqristeyaasheeda waxa ay ...

    Kala Horeenta Horyaalada